1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo U Safray Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u duulay dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, dolwadda Imaaraadaka ayaa madaxweynaha waxa ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria Oo Lagu Dilay 25 Qof Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay weeraro ka dhacay bartamaha Nigeria, kuwaasi oo ay geysteen kooxo hubeysan. Sida ay sheegeen warbaahinta gudaha dalkaasi, weeraradan ayaa waxa ay ka dhaceen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qashin Lagu Soo Daadiyo Xilliyada Habeenkii Waddooyinka Muqdisho Waddooyinka waaweyn ee Muqdisho inta badan waxaa ku soo laablaabta qashinka lagu soo daadiyo. Jidka soddonka waxaa ganacstada ku leh xarumaha ganacsi ay ka qayb-qaataan nadaafadda laamiga kaasi oo waddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Maxaas Oo Baaq u Diray Beello Isku Haya Deegaanno Ku Dhow Degmadaasi Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo ka soo kala jeeda gobollada Hiiraan iyo Galgaduud inay nabadda qaataan, kuwaasi oo xurguf u dhaxeysa kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Cambaareysay Go’aankii Baarlamaanka Federaalku Ku Eryey Shirkadda DP World Golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay ku cambaareeyeen go’aankii shalay ee baarlamaanka federaalka Soomaaaliya dalka kaga eryey shirkadda DP World. Goluhu wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Digniin U Dirtay Ganacsatada Wasaaradda Amniga Gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Afhayeenka Wasaaradda Amniga, C/casiis Xildhibaan oo saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Degmada Dhoobley, J/hoose Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxay xafiis laga heli karo baasaboorrada ay ka furatay degmada Dhoobley ee galbeedka gobolka Jubada Hoose. Xafiiskan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Sheegay In Mamnuucista DP World Ay Saameynayso Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland Xildhibaan hore oo lagu magcaabo Daahir C/qaadir Muuse Ciiro ayaa sheegay in xeerka Golaha Shacabka ay dalka kaga mamnuuceen shirkadda DP World ay saameyn cad ku yeelanayso wadahadalka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Shabeellada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaabay weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Xirnaanshiyada Xuduudda Aan Rasmiga Ahayn Ee Kenya Iyo Soomaaliya Waxaa xiran maalintii 3-aad xadka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan dhanka degmooyinka B/xaawo iyo Mandhera, taasi oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodkii, ganacsigii iyo waxbarashada Labada dhinac.…