1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobolka Nugaal Oo Dhaqaalo La’aan U Xirantay Waxaa xiran oo aan shaqo ka socon xarunta Maxkamadda gobolka Nugaal, sababaha ay u xirantahay weli si cad looma oga. Arrintan ayaa saameysay dad weynihii ay u adeegi jirtay maxkamaddu,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Galmudug Oo Qaaday Isbaarooyin La Soo Dhigay Inta U Dhaxeysa Cadaado Iyo Gallin-soor Ciidamada Nabad-sugidda Nisa oo gacan ka helaya Booliska Galmudug iyo dadka deegaanka ayaa ku guuleystay in ay qaadaan isbaarooyin si sharci darro ah loo soo dhigay deegaanno ka tirsan Galmudug.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socda Wasaaradda Beeraha DFS Iyo TIKA Oo Kormeeray Biyo Xireenka Sabuun, Jowhar Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay xubno ka socday wasaaradda beeraha xukuumadda Federaaka Soomaaliya iyo hay’adda TIKA. Ulajeedka kulankan ayaa looga hadlayey sidii dayactir loogu sameyn lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Galmudug Oo Madaxweyne Xaaf Ku Eedeeyay Hareermarka Dastuurka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa madaxweynaha dowlad goboleedka Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ku eedeeyay in uu hareermarayo dastuurka maamulkaasi u yaalla. Xildhibaan Cabdiweli Sheekh Aadan oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Ciidamada Xoogga Dalka Oo Furaya Waddooyinka Gala Buuloburde Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhowaan ay furi doonaan waddooyinka gala degmada Buuloburde oo u xiran Al-shabaab. Afar Sano oo ay xirnaayeen waddooyinkaan, taliskan wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Ka Warammay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Xudur Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal khasaare kala duwan geystay oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ku Xirnaa Liibiya Oo La Keenay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi ay soo cago dhigatay diyaarad ay la socdeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Shacabka Soomaaliyeed u Arkaan Go’aankii Golaha Shacabka Ka Qaatay DP World? Shacabka Soomaaliyeed qaarkood ayaa aragti ka dhiibtay sida ay u arkaan go’aankii uu golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya dalka kaga eryey shirkadda DP World. Qaar ka mid ah shacabka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duuliye Sare Max’ud Cabdullaahi Barre (Faytaan) Oo Geeriyooday Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday duuliye sare Maxamuud Cabdullaahi Barre (Faytaan), oo caan ka ahaa geyiga Soomaaliya, Wuxuu ahaa duuliyeyaashii geli jiray duullimaadyada dhaadheer ee Somali Airlines ay ku tagi jirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalimka Stephen Hawking, oo 76 Jir Ku Geeriyooday Stephen Hawking, oo caan ku ah physicis-ka ahaana safiirka sayniska casriga ah, una dhashay dalka Ingiriiska ayaa ku geeriyooday da’da 76 jir, Stephen Hawking waxaa dunida ku soo kordhiyay aragtiyo…