Sida ay qortay Wakaaladda SONNA, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta tagey xarunta Wasaaradda…