1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Dhulkeeda Ka Mamnuucday Isticmaalka Domain-ka “.so” Somaliland ayaa maanta qoraal uu soo saartay ka mamnuucday adeegsiga Domainka “.so” iyaga oo ku doodaya in uu raad ku yeelanayo qarannimada iyo Madaxbannaanida Somaliland. Hadaba, Qoraalkaas oo Dhameystiran Halkan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniinta Farmaajo Ka Dib, Sidee Ayay Soomaaliya Uga Falcelin Kartaa Faragelinta Imaaraadka? Digniinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Sabtidii khudbad u jeediyay Baarlamaanka Federaalka ah ayaa dalalka dibadda uga digay faragelin, waxa uuna sheegay in aan la aqbali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyey Maamulka Degmadda Boosaaso Ee DP World Waxgaradka ku dhaqan Puntland ayaa sheegay in walaac ay ka qabaan maamulka dekadda Boosaaso ee shirkadda DP World. Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Dayriyey Xaaladda Barakacayaasha Ku Nool Baydhabo Xildhibaan Idriis Cabdi Dhaqtar oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ku sugan yihiin barakacayaasha ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Cali Shire: Dib Baan u Dhignay Wadahadalladii Soomaaliya Somaliland ayaa sheegtay in hadda ay dib u dhigtay wadahadalladii ay la geli lahaayeen dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliand, Sacad Cali Shire oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shaqadii Xamaaliga Gaari-dameerka Oo Muqdisho Kasii Dabar go’aya Magaalada Muqdisho waxaa sii yaraanaya shaqadii Gaari-dameerada oo nolosha dadka ku xamaasha kaalin muhiim ah kaga jiray. xaafadaha magaalada ayaa intooda badan biyaha looga dhaami jiray Gaari-dameeerada, taas oo dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Kabaro Jasiiradda Abaay-dhaxan Dadka ku nool waddamada qaar ee dunida si ay dalkooda ugu dalxiisaan waxa ay ku qaadataa is-diyaarin waxaana macquul ah inay ku qaadato sannado badan. Markaad Soomaaliya joogto inaad dalxiisto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Uu Soo Ritay Cudurka Shuban-biyoodka Oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Banaadir Waxaa sii kordhaya bukaannada uu soo ridanayo xanuunka shuban-biyoodka, kuwaasi oo laga kala keenayo gobolka Banaadir iyo labada Shabeelle. Bukaanno aad u tiro badan ayaa la keenay Isbitaalka Banaadir, kuwaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalladaha SOSCENSA Iyo PUNSAA Oo Ku Baaqay In La Dhameystiro Dastuurka 1 . Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA waxa ay uga mahadcelinayaan guddiga korjoogteynta dib-u-eegista qabyo-qoraalka Dastuurka ee labada aqal, wasaaradda arrimaha Dastuurka ee dowladda Fedaraalka iyo guddiga madaxabannaan ee dib-u-eegista Dastuurka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Ee Khudbadaha Madaxdii Ka Hadashay Furitaanka Baarlamaaka Waxaa Maanta dugsiga Gen. Kaahiye lagu qabtay xafladda furitaanka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xafladda waxaa joogay Madaxweyne Farmaajo, guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Ra’isul wasaare…