1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: DFS Waxay Xiisad Ka Abuureysaa Geeska Africa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay go’aankii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka soo baxay toddobaadkan gudahiisa kaasi oo ku saabsanaa heshiiska dekadda Berbera. Muuse Biixi ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Si Iskood Ah Biyo Dhaamin Uga Bilaabay Duleedka B/weyne Dhallinyaro si iskood ah isku xilqaamay ayaa deegaanka Ceeljaalle oo duleedka ka ah magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan waxay ka bilaabeen biyo dhaamin, xilli halkaasi ay ka jirtay biyo la’aan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Abaarta Oo Saameysay In Ka Badan Hal Milyan Iyo Shan Boqol Oo Qof Hay’adda maareynta musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa sheegtay in dad badan oo ku nool Puntland ay saameysay abaarta. Maareeyaha hay’addan C/laahi Axmed ayaa sheegay in abaarta ay saameysa Hal Milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Sheegay In Aanu Sameyn Doonin Muddo Kororsi Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey, kuwaasi oo ahaa in uu sameyn doono muddo kororsi, maadaama ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Xildhibaan Iyo Wasiir Ka Kala Tirsan Hirshabelle Iyo K/galbeed Oo Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Maamullada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in shalay gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsanaa golayaasha fulinta iyo sharci dejinta ee maamulladaasi. Masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Togdheer Xiisad dagaal ayaa ka taagan degaanno ka tirsan gobolka Togdheer halkaas oo ay ka dhaceen dagaallo salka ku haya aanooyin qabiil. Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ayaa sheegaya in xiisaddani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muqdisho Oo Laga Xusay Maalinta 8 Maarso Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska maalinta Haweenka ee sideeda Maarso, munaasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya Xildhibaanno iyo ururada bulshada rayidka. Kulanka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Islaamiga Ah Ee Indonesia Oo Ardayda Dhigata Ka Mamnuucday Xirashada Indhashareerka Jaamacadda Islaamiga ah ee Indonesia ayaa ka mamnuucday gabdhaha ardayda ah ee dhigta Jaamacadda in ay xirtaan indhashareerka. Arrintani ayay Jaamacaddu ku macneysay in laga shaki qabo afkaarta xagjirnimada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Malaayiin Doollar Oo Loogu Yaboohay Abaarta Soomaaliya Waxaa magaalada London ee caasimadda dalka UK ka socda shir looga hadlayo abaaraha ka jira qaar ka mid ah waddamada Africa oo ay ka mid yihiin Soomaaliya, Koofurta Suudaan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xerada IFO2: UNHCR Oo Cabasho Laga Yahay Dibadbax ay sameeyeen dadka ku nool xerada qaxootiga Ifo 2 ayay kaga cabanayeen hay’adda qaxootiga aduunka ee UNHCR taasi oo dooneysa in ay xirto xeradan. Hay’adda ayaa sheegtay in dadka…