1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Reer Cadaado Ah Oo Ku Guuleysatey Sameynta Leyrka Ku Shaqeeya Cadceedda Magaalada Cadaado waxaa dhowaan laga hirgaliyey Leyrarka ku shaqeeya cadceedda, kuwaasi oo ay sameeyeen arday ku nool halkaasi. Leyrarkan ayaa waxaa sameeyay ardayda kala ah Farxaan Xuseen Aadan iyo Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Qatar Oo Socdaal Uga Bilowday Yurub Amiirka Qatar Sheikh Tamiin Binu Xamda Aala Thaani ayaa waxa u bilaabatay booqasho uu ku tagayo qaar ka mid ah waddamada Yurub. Amiirka waddamada uu ku tagayo booqshada waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 32 Qof Oo Ku Dhimatay Diyaarad Uu Ruushka Leeyahay Oo Ku Burburtay Gudaha Suuriya Diyaarad uu leeyahay Ruushka ayaa ku burburtay gudaha dalka Suuriya, waxaana ku dhintay 26 qof oo ahaa rakaabkii saarnaa. Sidoo kale waxaa la rumeysan yahay in 6 ka mid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qaybdiid: Wasaaradda Dastuurka Shaqadeedu Waa Fududeyn Guddoomiyaha Duddiga Lasocodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddigoodu uu ka kooban yahay ilaa 16…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirka Beeraha Oo Xog Badan Ka Bixiyey Heshiiskii Ay La Galeen TIKA Wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay heshiis todobaadkan ay la saxiixdeen hay’adda TIKA oo ku aaddan horumarinta beeraha. Wasiirka wasaaraddan Saciid Xuseen Ciid oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Booliiska Oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro La Sheegay Inay Amni Darri Ka Sameeyeen Nugaal Taliska ciidamada Booliiska qaybta gobolka Nugaal ayaa sheegay in ay xasbiga dhigeen dhallinyaro qalqal geliyey amniga guud ee magaalada Garoowe. Taliyaha qaybta Booliiska gobolka Nugaal, Faarax Galangoole ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada DFS Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Booliis, Xoogga Dalka iyo Nabad-sugid ayaa maanta waxay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa si gaar ah waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Muqdisho Keenaysa Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyada Liibiya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatey inay xabsiyada kasoo deyso maxaabiis Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya, kuwaasi oo aqbalay in dalkooda dib loogu soo celiyo. Cali Saciid Fiqi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha Gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari: Xildhibaanka Mooshin Lagama Reebi karo….Baarlamaankuna Waxa uu Yeelan Doonaa Dhisme 7 Dabaq Ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, guddoomiyaha Golaha Shacabka oo galabtii Isniintii dood ay warbaahinta dowladda qabatay ka hadlayey ayaa sheegay in baarlamaanku uu xoogga saarayo arrimaha la xiriira dhammeystirka Dastuurka, Xisbiyada,…