1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Koofur Africa Oo Wajahaya Eedeymo La Xiriira Musuq Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Koofur Africa ayaa ku eedeeyay madaxweynihii hore Jacob Zuma in uu galay falal la xiriira Musuq. Shawn Abrahams oo shir jiraa’id qabtay, ayaa sheegay in eedeymaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gaandhi Oo Sheegay In Looga Been Abuurtay Saxiixa Mooshinka Jawaari Xildhibaan Maxamed Cabdi Gaandhi oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sheegay in uusan saxiixin mooshin ka dhan ah guddoomiyaha golaha shacabka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari. Xildhibaanka oo wareysi gaar ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadashay Heshiiska Saddex Geesoodka ah ee Dekedda Berbera Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Itoobiya laguna magacaabo Meles Alem ayaa sheegay in heshiiska ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland kuna saabsan dekadda berbera uusan xiriir la laheyn xaaladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Tobanka Goobood Ee Aan La Ogoleyn In La Booqdo Website-ka caanka ah ee “Business Insider” ayaa daabacay liis goobaha Tobonka ah ee ugu ilaalada badan adduunka isla markaana aan la ogoleyn iney cidina u soo dhawaato. Goobaha 10-ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Ku Hanjabay In Ay Nuclear Sameysan Doonaan Dhaxal-sugaha Sacuudiga ahna wasiirka difaaca Amiir Maxamed Binu Salmaan, ayaa sheegay in dalkiisa uu horumarin doono hubka Nuclear-ka, haddii Iran oo gobolka kula tartameyso ay sii heysato hubka Nuclear-ka .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rwanda Oo Mamnuucday Aadaanka Masaajidda Madaxda dalka Rwanda ayaa ka mamnuucay qaar ka mid ah Maajidda ku yaallo caasimadda Kigali, in ay adeegsadaan ama ay ku adimaan Mikrofoon. Arrintan ayaa timid todobaadyo ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Amarrada Garoomada Cayaaraha Maamulka gobolka Benaadir ayaa sheegay in uu sugi-doono ammaanka guud ee gobolka, Guddoomiye ku xigeenka gobolka Maxamed Cabdullahi Tuulax oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in maamulka gobolka ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hirshabelle: Maamulka Iyo AMISOM Oo Ka Wada Hadlay Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha ciidamada AMISOM qeybtooda ku sugan gobolka Sh/dhexe. Kulanka madaxweynaha iyo saraakiisha AMISOM ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Buuhoodle Oo Shilin Soomaaligii Suuqa Ka Baxay Waxaa gabi ahaan suuqa magaalada Buuhoodle ka baxay lacagtii shilin Soomaaliga aheyd, ka dib markii qaar la diiday qaar kalana gobollo kale loo safriyey. Buuhoodle waxaa hadda wax lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Libya: Amarro Lagu Soo Rogay Dadka Wax Tahriibiya Madaxda Libya ayaa waxa ay soo saareen 205 amarro, kuwaasi oo lagu joojinayo dad Libya u dhashay iyo kuwo ajaanib oo lagu tuhmayo in ay garab ku leeyihiin shabakadaha wax…