1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Hooyo Iyo Carruurteed Oo Ku Geeriyoodey Dab Ka Kacay Gurigooda, Yaaqshiid Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xalay ka kacay hoy kuyaalla degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dabkan oo kacay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Ganacsi Oo Ku Gubaneysa Nawaaxiga Dekadda Boosaaso Doon ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana la sheegay iney ka timid dhanka Imaaraadka Carabta ayaa ku gubaneysa meel ku dhow degmada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Goobjoogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Bilaabeysa Koronto Ka Dhallinta Biyo Xireenka “Nahda” Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa axaddii sheegtay in Adis Ababa ay bilaabeyso tijaabada sidii koronto looga dhallin lahaa Biyo Xireenka “Nahda”. Biyo-xireenkan “Al-nahda” oo laga dhisay webiga “Blue Nile” waa dhul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria Oo Dib Uga Laabatay Saxiixa Heshiiska Ganacsiga Xorta Ah Ee Afrika Nigeria ayaa dib uga laabatay saxiixa heshiiskii ganacsiga xorta ahaa ee qaaradda Afrika, kaasi oo lagu waday in uu furmo todobaadkan gudahiisa. War-murtiyeed ka soo baxay axaddii shalay, dalka Nigeria…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2018: 2.7 million Oo Soomaali Ah Ayaa Caawin U Baahan Sanadkan bilowgiisa, waxaa soo roonaadey qaabka quudinta iyo cunto helista, waxaa kale oo yaraaday khatarta gaajada, sababta waxaa lagu sheegay gar-gaarka banii’aadamnimada ee la helay iyo dalaggii deyrta oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Garoowe: Dadka Deegaanka Oo Amni-darro Ka Cabanaya Maamulka iyo shacabka Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in ay u istaageeen sidii ay wax uga qaban lahaayeen amni darrada ku soo korortay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Putin Oo Mar Kale Ku Guuleystay Doorashooyinka Ruushka Madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin ayaa mar afaraad ku guuleystay doorashooyinka madaxtinnimo ee dalkaasi. Guddiga doorashooyinka ayaa sheeegay in madaxweyne Putin uu helay 76% codadka la dhiibtay ka dib markii la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Cabanaya Garsoorka Koonfur Galbeed Kulan looga hadlayey caqabadaha ka jira garsoorka Koofur Galbeed gaar ahaan maxkamadaha Sh/hoose ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxgaradka ka soo qeyb-galay kulanka ayaa waxa ay goobta ka sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Shabeelle Oo Biyo Keenay Webiga Shabelle oo mara magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa keenay biyo, kadib muddo badan uu qalalnaa. Webiga ayaa maanta biyo keenay waxaana aad u soo dhoweeyay dadka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir Oo Berri Booqanaya Qaahira Madaxtooyada Masar ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir uu booqasho ku imaan doono magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaasi. War-murtiyeedka ka soo baxay madaxtooyada Masar ayaa lagu sheegay…