1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Maqan Oo Loogu Baaqay In Ay Soo Xaroodaan Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cbadiweli Sheikh Ibraahin Muudey ayaa ugu baaqay Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee maqan in ay soo xaroodaan Cabdiweli Sheikh Muudeey oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Arrimo Badan Kala Hadlay Ciidamada Iyo Taliska Asluubta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo Sagaal bilood ah Tababar Ciidan oo dhameystiran ku qaatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre: Intaadan Amniga Sugin, Waa In Aad Adkeysaan wada Shaqeytiinna Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka labo kale ku dhaawacmeen kadib isku dhac ciidamada nabad sugidda iyo ciidan kale oo ay tababareen Imaaraadka, dagaalka waxaa uu ahaa Tarabuunka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somali Plate, Waa Qaaradda Ay Ku Bahoobi-doonaan Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya Oo Afrika Ka Go’aya Dalalka Soomaaliya, Kenya, Ethiopia iyo Tanzania ayaa la filayaa in ay ka go’aan qaaradda Afrika inteeda kale si ay u noqdaan qaarad cusub oo la magac bixi-doonta “Somali Plate “,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxda Afrika Oo Saxiixaya Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa maanta Rwanda ku saxiixaya Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan. Aagga ganacsiga xorta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaadhigga Israel Oo Booqasho Ku Imaanaya Afrika Wasiirka gaashaadhigga Israel Avigdor Lieberman, ayaa la filayaa in uu booqasho ku yimaaddo qaar ka mid wadamada qaaradda Afrika, waa booqashadii ugu horreysay ee uu ceynkaasi ah oo Israel ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dalladda PUNSAA Oo Ka Hadashay Khilaafka Golaha Shacabka Dalladda PUNSAA ayaa ka hadashay xaaladda Mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyaga oo dood ka yeeshay arrintan. Dalladdan ayaa waxaa ay war-murtiyeed ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta Oo Lagu Qabanayo Riyaadh, Sacuudiga Xogheynta guud ee ururka Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in shir-madaxeedka Carbeed lagu qaban doono caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh 15 bisha Apriil ee soo socota. Xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Ku Nool Deegaannada Caluula Iyo Qandalla Oo Ka Cabanaya Biyo La’aan Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaa laga soo sheegayaa Abaaro Baahsan oo saameeyay dadka iyo duunyada, waxaa yaraaday Biyaha iyad oo kuwa la helana ay qaali yihiin Qiimaha Fuusatada Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Ay Doonta U Rarneyd Oo Faafaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Shalay waxaa dab uu qabsaday Doon u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed waxaana gabi ahaan bas beeshay hantidii saarnayd doonta la yiraahdo Nuur shaawar , Hanti fara badan ayaa ku baaba’day doonta…