1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxa Muqdisho 14 qof ayaa ku dhimatay halka 10 kale ku dhaawacmeen qarax ka dhacay afaafka hore ee Hotel Weheliye, bartamaha magaalada Muqdisho. Weriyeyaal goobta tagay ayaa Goobjoog News u sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Bartamaha Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor-dhow ka dhacay afaafka hore ee Hotel Weheliye, bartamaha magaalada Muqdisho. Ganacsade goobta dukaan ku leh oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hirshabelle: Kullamadii Baarlamaanka Oo u Qabsoomi Waayey Kooram La’aan Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo ka tirsan xildhibaannada maamul goboleedka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in magaalada Jowhar ay joogaan wax ka yar 10 Xildhibaan, taasina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Haweenka Nadaafadda Ah Oo Isbitaalka La Dhigay Haween 9 gaaraya ayaa lagu warramayaa in ay isbadal xagga neefta ah lagu arkey kadib hawo uga timid gaari NOHA ah degmada Cabdicasis ee magaalada Muqdisho. Haweenkan oo qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Waddani oo Kalsoonida Kala Noqday Guddiga Doorashada, Codsadana Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxaa uu sheegay in xisbigiisu markii horeba wax ka badan ka tabanaayey guddiga doorashada Somaliland. Cirro oo arrintaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika: Soomaaliya Iyo 43 Dal Kale Oo Saxiixay Aagga Ganacsiga Xorta ah Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa Rwanda ku saxiixay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan qaaradda dhexdeeda. 44 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Hay’ado Isku-afgartay Qaabka Uruurinta Iyo Wadaagidda Xogaha Sirdoonka Arbacadii, waxaa la soo gabagabeeyay shir 3 maalin ahaa oo AMISOM iyo hay’adaha sirdoonka Soomaalida uga arrinsanayeen sidii la isaga kaashan lahaa uruurinta iyo wadaagidda xogaha la xiriira sirdoonka. Shirkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kismaayo: Maamulka Iyo Bulshada Oo Ka Arrinsanaya Xaqiijinta Amniga Kulan ay soo qaban-qaabiyeen maamulka gobolka jubbada hoose, kuna saabsanaa sidii loo xoojin lahaa ammaanka maamulka ayaa lagu qabtay Kismaayo. Kulnaka oo ay ka qeyb-galeen qaar ka mid ah waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hirshabelle Oo Hirgelineysa Akaademiyad Ciidanka Lagu Tababaro Xildhibaanno ka tirsan maamulka Hirshabelle, taliyeyaal iyo mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Baladweyn ayaa waxaa ay ka qeyb-galeen dhagax-dhigga dugsiga tobabarka ciidanka Daraawiishta Hirshabelle. Iskuulkan ayaa waxaa laga dhagax-dhigay deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria: 11 Ka Mid Ah Ciidamada Oo Weerar Lagu Dilay Ugu Yaraan 11 ka mid ah askarta Nigeria ayaa la dilay, ka dib marki weerar lagula beegsaday waqooyi galbeed ee dalkaasi. Afhayeen u hadlay ciidamada ayaa caddeeyay in 11 ka…