1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Mooshinka Laga Keenay Guddoomiye Jawaari Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa aragti kala duwan ka dhiibtey mooshinka ay xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ay ka keeneen guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Lama Qiyaani Karo Xuduudda Aan La Leennahay Kenya Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xuduudda aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya iyo Kenya. Axmed Madoobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga waxay ka billaabeen deegaannada u dhaxeeya magaalada B/weyne iyo degmada Maxaas. Howlgalkaan waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka (DP) World Oo Heshiis La Gashay Dalka Kazakhstan Dubai Ports (DP) World ayaa sabtidii dalka Kazakhstan kula heshiisay in ay maamusho 2 goob oo ganacsi iyo dhaqaalaha dalkaasi u tiirsan yahay. Heshiiskan waxaa dhanka shirkadda u saxiixay madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga oo Cifrin La Wareegay Iyo Mucaaradka Asad oo Magaalooyin ka Baxay Wararka kasoo baxaya saraakiil ka tirsan Turkiga ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gebi ahaan la wareegeen magaalada Cirfiin oo ku taalla dhanda waqooyi galbeed ee dalka Suuriya. Ilaa 7 todobaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buuhoodle Oo Laga bilaabay Olole nadaafadeed Dhallinyaro is kood isku xilqaamay oo is kugu jira ardeyda dhigata Iskuullada iyo Jaamacadaha ayaa waxaa ay olole nadaafadeed ka bilaabeen xafaadaha magaalada Buuhoodle. Dhallinyaradan ayaa waxaa ay bilaabeen ololahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo IGAD Ugu Deeqay 42 Milyan Oo Euro Ah Midoga Yurub iyo urur goboleedka IGAD ayaa caasimadda Itoobiya ee Adis-ababa waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis kaasi oo ah in Midowga uu ururka siin doono lacag dhan 42 milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddi Aqalka Sare U Saaray Weerarkii Qeybdiid Golaha aqalka sare oo maanta kulmay ayaa guddi ka kooban shan xibnood waxaa ay u xil saareen weerarkii lagu qaaday guriga Cabdi Xasan Cawaale Qebdiid 30 bishii December ee sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Xiisadda B/xaawo Mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xadgudubka dowladda Kenya ee dhanka degmada B/xaawo. Waxay xildhibaannadan sheegeen qaarkood, in dowladda Kenya ay si cad ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka: 60,476 Qof Ayuu Hayaa Cudurka Qaaxada Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal daraaseyn ah oo ay maanta soo saartay waxay ku sheegtay in cudurka qaaxada ay qabaan 60,476 qof oo gudaha dalka joogta. Wasaaradda…