1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Xalliyo Mooshinnada Ka Jira Golaha Shacabka Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dowladda dhexe iney xalliso khilaafka xilligaan ka dhex jira xildhibaannada golaha shacabka iyo sidoo kale mooshinnada is dhinac socda. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimahii Wasaaradda Cadaaladda Iyo Diinta Ee Hirshabelle Oo Is Casilay Agaasimahii wasaaradda cadaaladda iyo diinta ee maamulka Hirshabelle Garaad Axmed Caddow ayaa ku dhowaaqay inuu iska casilay xilkaasi. Garaad oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in is casilaaddiisan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ciise Maxamuud “Dowladda Hadda Jirta Waxbo Ma Dhaanto Dowladihii Hore” Ciise Maxamuud Faarax oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee kasoo jeedda Puntland ayaa sheegay in dowladda dhexe ee hadda jirta aysan wax badan ka duwaneyn dowladihii hore ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Baladweyne Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Hirshabelle ayaa shaqada looga joojiyey duqii magaalada Baladweyne, Cali Cabdi Mahad Alle. Wareegtadan oo uu ku saxiixnaa wasiirka wasaaraddan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Kadib Booqashada Ingiriiska iyo Mareykanka…Bin Salmaan Ma Noqon-doonnaa Ninkii Reer Galbeedka?! Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan waxaa uu bil gudaheed booqasho ku tagay Ingiriiska iyo Mareykanka, isaga oo heshiisyo dhinacyo badan la soo galay. Maxamed Bin Salmaan, galbeedka uma tagin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Cadaado Oo Ay Ka Socoto Howlo Ballaarin Ah Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ayaa waxaa lagu sameynayaa dib u dhis iyo ballaarin iyada oo la doonayo in la ballaariyo baaxadda uu ku fadhiyo garoonka. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Maktabad Buugaagta Lagu Akhristo Ka Furtay Buuhoodle Da’yar dhigata dugsiyada sare ee Buuhoodle ayaa furay maktabaddii ugu horreeysay ee lagu akhristo buugaag kala duwan, iyagoon wax lacag ah ka qaadin dadka soo booqanaya, waxay jeebkooda ka soo iibiyaan buugaagta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo John Bolton U Magacaabay La Taliyihiisa Amniga Qaranka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa badalay la taliyihiisii amniga qaranka H. R. McMaster waxaa uuna u magacaabay safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyey qaramada midoobay John R. Bolton. Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Codsaday In Maamulka Amniga Laga Taageero Cismaan Barre Maxamed, guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho ayaa sheegay in mas’uuliyiin dowladda iyo hay’ado caalami ah uu kala hadlay arrimaha maamulka. Cismaan Barre Maxamed,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Taliyaha Nugaal Oo Faafaahin Ka Bixiyey Xaaladda Amni Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal ayaa ka warbixiyey amniga magaalada Garoowe, xilli maalmihii la soo dhaafay ay shacabka ka cabanayeen dhac loo geysanayey. Faarax Warsame Dahab taliyaha booliska Nugaal oo…