1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Xadgudubka Kenya Ee Balad Xaawo Guddiga madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa ugu baaqay dowladda iney degdeg wax uga qabato xadgudubka dowladda Kenya ku sameysay degmada Balad Xaawo. Xoghayaha guddigan, Liibaan Cali Sahal ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi: Waan Joojinnay Wadahadalladii Aanu La Lahayn Soomaaliya Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay iney joojiyeen wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu ballansanaa iney dib uga bilowdaan dalka Jabuuti. Biixi ayaa tilmaamay in sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garbahaarey Oo Sheegay Iney Kasoo Horjeedaan Darbiga Laga Dhigayo Balad Xaawo Maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsan Guddoonka Oo Ka Soo Horjeestay Mudeyntii Mooshinka Ee Muudey Xubno ka tirsan golaha shacabka ayaa ka soo horjeestay mudeyntii maanta ka soobaxday guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdiweli Muudeey taas oo aheyd in 30 bishan la qaban doono kulanka looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Goor dhoweyd Ka Dhacay Isgoyska Sayidka Khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay Qarax xooggan oo goor dhoweyd ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qasaare is kugu jira dhimasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax gaari ayaa maanta ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Gaarigan ayaa la sheegay in xaafad ku taalla Siinka Dheer isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Saddex Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Axad ah waxay xukun ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dambiyo kala duwan, maxkamaduna ay sheegtay iney ka mid ahaayeen Al-shabaab. Ragga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020: Wax Ka Baro Wanaagga Iyo Xummaanta Nooca Doorasho Ee “Proportional Representation”… Sid ay ogaatay Goobjoog News, Soomaaliya 2020-ka waxaa lagu heshiiyay in ay ka dhacdo nidaam-ka doorasho ee PR ama “proportional representation”. Nidaam-kan doorasho waa nidaam xisbi ah, waa nidaam qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Ogaatay Nooca Doorasho Ee Soomaaliya Ka Dhaceysa 2020-ka Iyada oo bulshada Soomaaliyeed ay dhagaha u taageyso nooca doorasho ee dalka ka dhici-doonta 2020-ka iyo shirka 28-ka ka bishan ka dhici-doona magaalada Baydhabo ee lagu shaacin-doono nooca doorasho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqaal: Maktabadda Qaranka Oo Dib Loo Howlgelinayo Maktabada qaranka ayaa ahayd maktabadda kaliya ee dalka uu lahaa xilligii dowladdii dhexe, iyadoo haatanna dib loo howlgelinayo, kadib waqti aad u dheer oo doorkeedu uu maqnaa. Maktabadda ayaa ku…