1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Dowladda hoose Oo Soo Qabatay Cabitaanno Dhacay Waaxda Fayadhowrka dowladda hoose degmada Garoowe ayaa soo bandhigtay 20 Kartoon oo ay ku jiraan cabitaanno dhacay kuwaas oo laga soo qabtay bakhaarada ganacsiga ee magaalada Garoowe. Cabdicasiis Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ashraf Ghani: Daacishta Ku Sugan Gudaha Dalkeenna kama Badna Labo Kun Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa sheegay maanta oo Talaado ah in tirada hubeysan ee kooxda Daacish ee ku sugan dalkiisa aysan ka badneyn ku dhawaad labo kun. Ashraf Ghani ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Ka Hortagga Xagjirnimada Oo Ka Dhacay Muqdisho Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeybgalay shir ballaaran oo looga hadlayey ka hortagga xagjirnimada. Mahdi Maxamed Guuleed Qadar, Guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Puntland Oo Shaacisay Tirada Kiisaska Kufsiga Saddexdii Bil Ee Lasoo Dhaafay Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa maanta sheegtay in Saddexdii bil ee lasoo dhaafay sanadkaan uu deegaannada maamulkaasi ka dhacay 18 kiis oo kufsi ah. Siihayaha Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Yeelatay Ku Dhowaad 200 Oo Xildhibaan Sida uu qabay heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna waxaa la isku daray baarlamaannada labada dhinac kuwaas oo tiro ahaan gaaraya 195, sidaasi waxaa Goobjoog News u sheegay ilo xog-ogaal ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Mooshinka Laga Keenay Jawaari Uu Dalka Geliyey Jahwareer Siyaasadeed Aqoonyahan C/laahi Cali Hiirad oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu dalka geliyey jahwareer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Qof Shacab Ah Oo Lagu Diley Degmada Afgooye Rag ku hubeysan bistoolado ayaa wiil dhallinyaro ah waxaa ay ku dileen degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in wiilkan uu ka mid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Goofgaduud Ee Baay Oo Sheegay In Al-shabaab Kala Wareegeen Deegaanno Hor Leh Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ku dhow deegaankaasi. Guddoomiyaha deegankan Maxamed Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M: Falalka Argigixisada Ma Waxyeeleyn Karaan Adkeysiga Shacabka Soomaaliyeed Xafiiska howl-galka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qaraxyada iyo falalka argigixisada aaney waxyeeleyn karin adkeysiga iyo kartida shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin ilaalinta jiritaankooda. UNSOM, qoraal gaaban ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Faah-faahiyey Howlgalladii Ay Sameeyeen Saraakiisha ciidanka dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa guullo ka sheegtay howlgal ay maalmihii ugu dambeeyay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Hiiraan. Taliyaha guutada Shanaad ee ciidanka xoogga dalka gobolka…