1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Goobjoog Oo Wasiirka Duulista Hawada Ka Wareysatay 34 Shaqaale Oo Maanta La Keenay Muqdisho Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay 34 shaqaale oo ka tirsan maamulka Hawada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Dalbatay Golaha Ammaanka In Imaaraadka Tallaabo Laga Qaado, Qaraarna Laga Soo Saaro Soomaaliya ayaa ololaha ka dhanka ah shirkadda DP World iyo dalka Imaaraadka u qaatay fagaaraha caalamiga ah iyada oo golaha ammaanka ee qaramada midoobey ka dalbatay in uu soo farageliyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed, Oromo La filayo Inuu Noqdo Ra’isul Wasaare Abiy Axmed, oo ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ayaa talaadadii loo doortay in uu noqdo hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee dalka Itoobiya ee (EPRDF), waxaa soo baxaya warar kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Baydhabo Oo U Baaqday Sababo …. Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta lagu madalsanaa in uu ka dhaco magaalada Baydhabo ee koonfur galbeed ayaa u baaqday sababo aan la shaacin. Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Koonfur galbeed Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wadahadal Mandhera Ku Dhexmaray Mas’uuliyiin Ka Kala Socotay DFS Iyo Kenya Magaalada Mandhera ayaa wadahadal horudhac ah waxa uu ku dhexmaray mas’uuliyiin ka socotey dowladda Federaalka, gaar ahaan maamulka Jubbaland iyo xubno ka socdey dowladda Kenya. Ujeeddada kulankaan ayaa ahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ciidamada DFS Lagula Eegtay Gobolka Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya lagula eegtay wadada isku xirta degmooyinka B/weyne iyo Maxaad ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsa ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ee gobolka Hiiraanayaa waxay xukun ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa Al-shabaabnimo iyo iney galeen dambiyo kala duwan. C/casiis C/laahi Xasan oo xukunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wadada Isku Xirta Wasaaradaha Iyo Magaalada Oo La Dhagax-dhigay Waxaa la dhagax dhigay waddo cusub oo isku xiri-doonto wasaaradaha iyo magaalada Garoowe, waxaa ayna aheyd mid ay dhib ku qabeen dadka iyo gaadiidka isticmaala intaba. Wadadaan ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Guddiga Socdaalka Nabadda Mudug Iyo Puntland Oo Booqday Goobo Ay isku Heysteen Xoolo Dhaqato Guddiga nabad-gelyada Mudug iyo Puntland ayaa socdaal ku tagay deegaannada Bari ee gobolka mudug halkaasi oo ay ku dhaqanyihiin xoolo dhaqato in muddo ah ay ka dhex taagneyd colaad. Guddigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/Dhexe: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacbashada Dallagga Beeraha Dadka Beeraleyda ah ee ku nool Jowhar ayaa bilaabay ka faa’ideysiga xilliga tacabka beeraha, qaarkood ayaa bilaabay diyaarinta dhulkii wax lagu tabci lahaa, halka kuwa kalana ay horay u tabcadeen…