1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Saakay Kala Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay kala xireen isku gudbka magaalada Muqdisho, iyadoo la diidayo gaadiidka dadweynaha. Gaadiidka ku sugan dhanka wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho ayaan usoo gudbi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malala Yousafzai Oo Booqatay Goob Ay Taalibaan Ku Toogteen 6 Sano Ka Hor Gabadha u ololeysa xuquuqda gabdhaha, isla markaana heysata abaal-marinta Nobel Peace Prize Malala Yousafzai ayaa saaka oo sabti ah booqatay xaafadda ay ka soo jeeda, taas oo iyada oo da’a…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari : Golaha Shacabka Kulankooda Caadiga Ahaa Ayey yeelanayaan Sabtida Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in beri oo Sabti ah in golaha shacabka uu yeelan doono kulankiisii caadiga ahaa waxaa uuna yiri. “Aniga waxaan soo jeedinayaa Sabtida oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Eryaya Diblomaasiyiin Mareykan Ah Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay in dalkiisa uu eryayo 60 diblomaasiyiin Ruush ah, taasi oo jawaab u ah go’aanka Washington ay ku eriday dibloomaasiyiinta Ruushka. Waxaa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka: Jawaari Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlayey Ajendaha Kulanka Soo Socda Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shir guddoomiyay kulanka 29aad ee guddiga joogtada ah ee golaha shacabka. Kulankan waxaa xoogga lagu saaray ajendayaashii la hordhigi lahaa Xildhibaannada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Hakiyay Dhex-dhexaadintiisa Khilaafka Golaha Shacabka Warar ay hadda heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya uu hakiyay shaqadii dhex-dhexaadinta ee aqalka ee xallinta khilaafaadka golaha shacabka Dhinaca kale, go’aankaasi waxyar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa B/weyne Oo Kasoo Horjeestay Shaqo Joojintii Lagu Sameeyay Cali Cabdi Mahad Alle, duqii magaalada B/weyne ayaa isaga oo maanta saxaafadda kula hadlay magaaladaasi wuxuu kasoo horjeestay xil ka qaadistii dhowaan ay ku sameysay wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Xildhibaan Dalbaday In Cadaaladda La Hor Keeno Daddkii Ka Dambeeyay Dilka Xildhibaan Ruqiyo Xildhibaan Ibraahim Macallin Aadan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka dalbaday hay’adaha ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya in ay cadaaladda hor keenaan dadkii ka dambeeyay dilka xildhibaan Ruqiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahdi Maxamed “Waxaa Muhiim Ah In Madax Iyo Shacab Ay Ka Wada Qeyb Qaataan Qurxinta Deegaanka” Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Guulleed (Khadar), ayaa maanta shaqaalaha xafiiska kala qeyb–qaatay ololaha nadaafadda ee dhammaan shaqaalaha iyo madaxda dawladdu ay fuliyaan khamiista ugu dambeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo u Digey Ganacsatada Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa digniin u direy ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Muqdisho. Yariisow ayaa faray Ganacsatada iney ka taxadaraan…