1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada X/weyne Oo La Diley Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xalay waxay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dileen mas’uul ka tirsan maamulka degmadaasi. Shaqsiga la diley ayaa lagu magacaabayey Maxamuud Macallin Xasan oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Si KMG Ah Ayaan Darbiga u Joojinay…April Ayaa Dib Loo Bilaabayaa Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: “Khilaafka Madaxda Waa In Dastuurka Lagu Xalliyo” Diblumaasi ka faalooda siyaasadda Soomaaliya ayaa ku baaqay in khilaafka taagan lagu xalliyo qaab dastuuri ah. Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in mooshinnadu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimaha Kalluunka Suuqyada Muqdisho oo Hoos U Dhac Laga Dareemayo Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyay qiimaha kalluunka uu aad u sareeyay ayaa hadda waxaa ku yimid hoos dhac taas oo ay kalluumeysatadu ku sababeyeen xilliga kuleylaha ee lagu jiro. Marka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talyaaniga: Nin Soomaali Ah Oo Magdhow Loo Siiyay 4 Milyan Nin Soomaali ah oo xirnaa 17 sano, kaasi oo lagu eedeeyay in uu dilay labo wariye oo u dhashay Talyaaniga ayaa magdhow loo siiyay lacag ku dhow 4 Milyan .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Masar: Laacibka Maxamed Salaax Oo Helay Hal Milyan Oo Cod Cod-bixiyeenka doorashada madaxtinnimada Masar ayaa sameeyay tallaabo dunida ku cusub, iyaga ka booday murashaxiintii tarmayey doorashada dalkaasi ee Cabdifitax Al-Sisi iyo Moussa Mustafa Moussa taa badalkeeda ku qoray warqadda doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War SOCENSA: Is jiidjiidka Siyaasadeed Waxaa Habboon in Lagu Xaliyo Qaab Dastuuri ah Ururrada bulshada rayidka gaar ahaan SOCENSA ayaa sheegtay in xaaladda ka taagan dalka ay keeni karto dib u dhac ku yimaada horay u socodka horumarada dalka uu gaari lahaa, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Xafiiska Keating Ku Eedeysay inuu Hurinayo Siyaasadda, Warbixinno Qaldanna Baahiyo Dowladda federaalka ah ayaa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ee loo yaqaano UNSOM ku eedeysay in uu dab ku shidayo ama hurinnayo siyaasadda dalka, waxaa kale oo Muqdisho sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shilgaari Oo Ka Dhacay Duleedka Qardho Duleedka magaalada Qardho ayaa waxaa ka dhacay shil gaari kaasi oo sababay dhimashada labo qof iyo dhaawaca hal kale. Gaarigan shilka galay ayaa ka yimid Garoowe waxaa uuna ku sii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Khilaafka Jira, Baaqna u Direy Madaxda DFS Madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bogga rasmiga ah ee uu ku leeyahay Facebook, wuxuu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, khilaafka jira iyo…