1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Guri Dhisme Ku Socday Oo Kusoo Dumay Dadkii Dhisayey, KM-4 Saddex qof ayaa ku geeriyootey, 3 ayaa dhaawac ah, Lix kalena waa lagu la yahay kadib markii uu kusoo dumay guri ay ka dhisayeen Shineemo hore Ekwadoor ee KM-4, magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad halis ah oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday dad u badan barakacayaal oo ku sugan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Danta Soomaaliya Iyo Tan Somaliland Waa In La Wadahadlaa” Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo mar soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan Hargeysa wuxuu wareysi uu siiyey Goobjoog News ku sheegay in dan weyn ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Xiisadda Tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Waxgaradka Puntland ayaa walaac ka muujiyey xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, xilli lasoo sheegayo in halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed. Nabadoon C/raxmaan Jaabiri oo ka mid ah waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Shaacisay Tirada Askartii Looga Diley Dagaalkii Buulamareer Dowladda Uganda ayaa shaacisay tirada askartii shalay looga diley dagaalkii ka dhacay deegaanka Buulamareer ee gobolka Shabellaha Hoose. Afhayeen u hadlay Milatariga Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Imtixaanka Shaadiga Oo Waqtigiisii Laga Soo Horumariyey Wasiirka Waxbarashada Puntland Abshir Aw-Jaamac Yusuf iyo ku xigeenkiisa Dr. Maxamed Cali Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ee magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay in Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Dadka Oo Ka Cabanaya Waddo La’aan Bulshada ku dhaqan deegaannada gobolka Sh/dhexe waa kuwo u badan beeraley iyo xoolo dhaqato, balse waxaa ay ka cabanayaan waddooyin la’aan ka jirta gobolka. Waddooyin laami ah oo ay isticmaalaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan : Cows Macmal Ah Oo Laga Hirgeliyey Guddoomiyaha Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa daah furay Ololaha beeridda Cows macmal ah, kaasi oo u jeedkiisu yahay in xoolaha ay ka faa’ideystaan xilliyada abaarta ay jirto. Guddoomiye Cali Jeyte…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Puntland: Dad Ku Dhintay Dagaal Ka Dhashay Ceel-biyood Dagaal khasaare geystay ayaa ka dhacay deegaanka Dhuudo ee Puntland, dagaalkan ayaa waxaa uu u dhaxeeyay beelo halkaasi dega kuwaasi oo isku qabsaday Ceel-biyood. Inta la xaqiijiyey dagaalkan waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Qaraxyo Iyo Weerar Toos Ah Ku Qaaddey Saldhig AMISOM Ku Lahaayeen Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar isugu jira Qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ku…