1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduule Caanood Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Ka Dileen 66 Dagaalyahan Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal C/laahi Cali Caanood ayaa sheegay in dagaalkii maalin ka hor ka dhacay deegaanka Buulamareer ee Shabellaha Hoose ku dileen 66 ka mid ah dagaalyahannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Mareykanka Oo Duqeyn Ku Dilay 5 Al-shabaab Ah Ciidamada Mareykanka ayaa howgal ka sameeyay gudaha Soomaaliya iyaga oo sida la sheegayo dilay ilaa 5 ka tirsan Al-shabaab. Weerarka waxaa uu ka dhacay meel u dhow magaalada Ceel-buur, Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geneva: Shir Ku Saabsan Yeman Oo Maanta Ka Dhacaya Magaalada Geneva ayaa maant lagu qabanayaa shir looga hadlayo gargaarka Yeman, waxaana la filayaa in ka soo qeb-galayaasha ay ugu yaboohaan Yeman kaalmooyin bani’aadannimo, xilli dalkaasi ay ka taagantahay xaalad bani’aadanimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Iyo Tamiim Oo Ka Wadahadlay La Dagaalanka Argigixisada Iyo Xagjirnimada Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani iyo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isla gorfeeyay xiriirka istiraatiyajeed ee ka dhaxeeya labada dal, iyaga oo sidoo kale ka wadahadlay dadaallada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqyada Digaagga Ee Muqdisho Oo Sii Dabar Go’aya Iibsiga, cunista Digaagga dalka lagu dhaqdo ayaa sii yaraanaya, iyada oo taas badalkeeda dadku ay door bidayaan cunista Digaagga laga keeno dalka Brazil kaasi oo si qasab ah lagu bacrimiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israel Oo Laashay Sharci Ay Horay Ugu Soo Rogtay Muhaajiriinta Afrikaanka Ah Ee Ku Nool Dalkeeda Israel ayaa laashay qorshe inta badan kiciyey muran kaasi oo ku saabsan Tarxiil wadareed ay ku sameyn rabtay muhaajiriinta Afrikanka ah ee ku sugan dalkeeda. Arrinka laalitaanka ayaa yimid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Maamulka Iyo Maareynta Arrimaha Dhulka Shir ku saabsan maareynta khilaafka la xiriira dhulka iyo qaabeynta magaalooyinka Jubbaland ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose. Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Nafeed Geystay Oo Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa shaacisay in Saddex carruur ah ay ku geeriyoodeen roob xalay illaa iyo saakay ka da’ayey magaaladaasi iyo nawaaxigeeda. Wasiirka wasaaraddan Maxamed Kaahin oo saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay duleedka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Inta la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Itoobiya: Abiy Oo Ra’isul Wasaare Loo Dhaariyay Iyo Farmaajo Oo Ay Wada Hadleen Ra’isulwasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta lagu hordhaariyey baarlamaanka dalkaasi. Abiy ayaa sheegay in ay habooneyd in xukuumadda ka hortagto in ay dhacaan waxyeello soo gaara dadka…