1 daqiiqo Sheeko:Dalka Australia Oo Soomaaliya Ka Reebtay Barnaamijka Is-xambaarka Dalka Australia ayaa sheegay in 8 dal keliya loo oggol yahay is-xambaarka halka dalal ay ku jirto Soomaaliya barnaamijkan laga reebay. Dalalka loo oggolaaday waxaa ka mid ah: the Democratic…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ogolaaday In Ciidamada Mareykanka Sii-joogaan Suuriya Muddo Dheer Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa ogolaaday in ciidamada Mareykanka ay sii-joogaan dalka Suuriya muddo dheer, arrintan ayaa ka timid kadib kulan ay yeesheen galaha amniga qaranka. “Waxaa uu doonayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Xaniifa Xaabsade Iyo Cabdixakiin Macalin Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Faragelinta Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka mid ah Xildhibaannadii maanta tagay xarunta golaha shacabka ayaa ka hadlay wixii dhacay isaga oo ciidamada ku tilmaamay sharci darro “Laga soo bilaabo Dabka ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiranaanshiyaha Waddooyinka Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Ganacsatada Ah Dadka ganacsatada ah ee ku sugan hareeraha wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saameyn weyn ay ku yeelatay waddooyinka xiran ee magaalada. Waxa ay sheegeen in aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Jir Dil u Geystay Wariyeyaal u Shaqo Tagey Golaha Shacabka Askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay nawaaxiga xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho jirdil ugu geysteen wariyeyaal ka mid ah kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Arday Oo Ku Sumowday Jallaato Ay Cuneen, Iskuul Ku Yaalla Muqdisho Arday wax ka barata Iskuullada Galobal, gaar ahaan faraca degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxya ku somoobeen jallaato ay cuneen. Ardayda waxyeellada soo gaartay ayaa tiradooda lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaannada Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac Oo Geeriyootay Fanaannada Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac ayaa goordhawayd ku geeeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland. Sahro Axmed, waxaa ay horay uga tirsaneyd hobollada Waaberi, waxaa ayna fanka ku jirtay in ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaawo : Qolada Jawaari Hub ayey Meesha la Galeen , Albaabkana waa xirteen Xildhibaannada mooshinka ka wada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa Goobjoog News u sheegay in hal dhinac loo ogolaaday in ay hub la galaan gudaha golaha shacabka. Xildhibaan Xaawo Maxamed Aden oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho? Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxaa ku qulqulaya xildhibaannada golahaasi, iyadoo ammaankana uu yahay mid aad loo adkeeyay. Ciidamada ammaanka ayaa isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho waxay ku reebayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Eedeysay DFS Maamulka Khaatuma ayaa sheegay in dowladda federaalka ay qaadanayso mas’uuliyadda xiisadda degaanka Tukarraq. Wasiirka arrimaha dibadda Khaatuma Caynaanshe Cabdiraxmaan ayaa sheegay in gobolladaasi ay xukuumadda Soomaaliya dayacday iminkana ay isku…