1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Duqey Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 32 Rayid Ah 32 qof oo rayid ayaa lagu dilay duqen loo geystay magaalada Guudhada beri, waa magaallada ugu dambeysa ee ay gacanta ku hayaan mucaaradka Bashaar Al-asad. Wararka waxaa ay intaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Lagu Qabtay Tartanka Orodka Gaaban Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay tartanka Orodka gaaban kaasi oo ay ka qeyb-galeen Orod-yahanno gaaraya ilaa iyo 300 oo ciyaaryahan Xuska munaasabadda Orodka gaaban waa sanadkii shanaad oo lagu qabanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Sare U Kac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta Sare u kac dhanka khudaarta ah ayaa laga dareemayaa Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose,waxaa ayna saameyn ku yeelatay arrintan dhaqdhaqaayada Suuqyada iyo wax ka iibsigooda. Qiimo kororka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Soo Dhoweynaya Tamiim Sida uu sheegay Aqalka Cad madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa talaadada soo socota Washington ku soo dhoweyn doona Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Al-Thani, kaasi oo booqasho dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan Oo Ku Dhawaaqday In Uu Fashilmay Wadahadalladii Biyo Xireenka “Nahda” Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan Ibraahim Ghandour ayaa sheegay in Masar,Itoobiya iyo Suudaan ay ku fashilmeen in wax heshiis ah laga gaaro arrinta ku saabsan xeerka biyo xireenka, kaasi oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaradii Laga Soo Daayey Xabsiga Liibiya Oo DFS Ka Filaya Shaqo Abuur Qaar ka mid ah dhallinyaradii laga soo daayey xabsiyada Liibiya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxay rajo aad u wanaagsan ka muujiyeen in dowladda federaalka shaqo abuur u sameyso,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa iney kala dhexgaleen maleeshiyaad shalay ku dagaallamay deegaannada Daymasame iyo Maandheere oo Koonfur Bari ka xiga magaalada Jowhar. Ciidamo ka socda maamulkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Koronto Dishay Gabar 6 Sano Jir Ah Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in gabar 6 sano jir ah ay geeriyootey halka mid kalena dhaawac uu kasoo gaaray kadib markii ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Afmadow, Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Dagaalkan ayaa yimid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiibta Shiinaha oo Howlgal Ka Sameyn-doona Xeebaha Soomaaliya Maraakiibta dagaal ee dalka Shiinaha ayaa mar kale maanta oo khamiis ah waxaa ay bilaabayaan in burcadda ka ilaaliyaan maraakiibta isticmaasha xeebaha Soomaaliya. Howlgalkan ayaa waxaa uu baladayaa mid horay…