1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Kanaalka Salwa Oo Qatar Ka Dhigaya Jaziirad Warar ka soo baxay boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya niyadda Riyadh ee ku aadan dhismaha Kanaalka Salwa oo Qatar ka dhigi-doona Jaziirad. Kanaal 60 km ah, oo laga qodayo dhulka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodka Gaadiidka Dadweynaha Ee Muqdisho Oo Dib La Isugu Furay Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib isugu furtay isku socodka gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe u xirnaa arrimo amniga la xiriira. Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo joogay muddooyinkaanba isgoysyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Shil gaari islamarkaana khasaare geystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Gaari yar oo ay la socdeen dhallinyaro ayaa ku rogmaday wadada marta deegaankan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ciidamo Dheeraad Ah U Diraya Xadka Mexico Mareykanka ayaa sheegay in todobaadka soo socda ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 400 oo askari uu u diri doono xadka uu la wadaago dalka Mexico. Arrintan ayaa daba socota hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka: Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Tiro dad ah ayaa dhintay, halka tobaneeyo kalena waxyeello ayaa soo gaartay ka dib markii gaari yar oo xamuul ah uu ku jiiray dad lugeynayey magaalada Munster ee galbeedka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dhallinyarada Gawaarida Dhaqda Oo la Siiyey Motooro Shaqadooda Ka Caawiya Dhallinyarada gawaarida dhaqo ee gudaha magaalada Kismaayo ayaa la siiyey Motooro ka caawiya howshooda, maadaama markii hore ay gawaarida dhaqistooda ay u adeegsan jireen gacmahooda. Siyaad Sheekh Cali waa guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Golaha Guurtida Oo Meelmariyey Xeerka Kufsiga Xildhibaannada golaha guurtida ee baarlamaanka Somaliland ayaa maanta waxay ansixiyeen xeerka kufsiga iyo tacaddiyada la xiriira oo horey usoo ansixiyeen xildhibaannada baarlamaanka Somaliland. Xeerkan ayaa ka hor ansixintiisa wuxuu muran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Booqanaya Jigjiga Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa la shaaciyay in maanta oo Sabti ah uu booqasho ku taga magaalada Jigjiga, si halkaasi uu ugula kulmo dadka Soomaalida ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Gudubka Waddooyinka Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Oo Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kala xiray isku gudubka waddooyinka Wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho taas oo muhiim u ahayd isku socodka gaadiidka dadweynaha. Shalay barqadii ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM: Qaska Taagan Ma Keeni Karo Inay AMISOM Baxdo Ambassador Francisco Madeira, oo ah madaxa howgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu ka soo saartay qaskii Arbacadii ka dhacay golaha shacabka sheegay in AMISOM ay taageereysay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.…