1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: waddooyinka Oo U Xirmay mooshinno Iska Soo Horjeeda Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyada oo la dhigay ciidamada ammaanka, ka hor kulan la filayo in ay yeeshaan Xildhibaannada golaha Shacabka. Ciidamo is kugu jira Nabad-sugid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Qabanaya Fadhi Degdeg Ah Oo Looga Arrinsanayo Weerarkii Kiimikada Ahaa Ee Lagu Qaaday Doma Washinton ayaa sheegtay in golaha ammaanka uu manta qabanayo kulan degdeg ah oo looga arrinsanayo weerarkii kiimikada ee lagu qaaday magaalada Doma ee bariga Dimishqa. Arrinkan ayaa yimid ka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax-soosaarka Dalagga Beeraha Oo La Sheegay In Horumarin Lagu Sameynayo Abuurka iyo wax-soosaarka beeraha waxaa ay qeyb kayihiin waxyaabaha ugu waaweyn oo ay ku tiirsanyihiin dadka Soomaaliyeed. Waxaa in muddo ah meesha ka baxay wax-soosaarka dalagga Beeraha iyo Suuqyadii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xowthiyiinta Oo Dilay Ciidamo Suudaaniyiin Ah Xowthiyiinta ayaa sheegay in ay dileen tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada Suudaan kuwaasi oo ka barbar dagaallamayey isbaheysiga Carbeed ee uu hogaamiyo Sacuudiga. Xowthiyiinta ayaa sidoo kale sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 300 oo Macallin oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Macallimiin tiradoodu gaareyso 300 oo Macalin ayaa dacwad ka gudbiyay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen iney ka dhigatay ‘Jawaan wax lagu beegtay oo laga maarmay.’. Macallin Cabdiqaadi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacagtii Imaaraadku Lahaa Oo La Dhigay Bangiga Dhexe Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ku sugan garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, saraakiil ka tirsan nabad-sugidda Soomaaliya ayaa la wareegtay lacag $9 Milyan ah. Lacagtan oo laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Koonfurta Suudaan Oo Doorashooyin Guud Ka Dhici Karaan Haddaan Heshiis La Gaarin. Dowladda koofurta Suudaan ayaa sheegtay in ay qaban doonto doorashooyinka guud ee looga gudbayo xaaladda ku meel gaarka ah, iyada oo aan weli la xallin khilaafka ka dhaxeeya dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacag Imaaraadka Leeyahay Oo Lagu Qabtay Garoonka Aden Cadde Sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka ayaa Goobjoog News u sheegay in dowladda ay la wareegtay lacag iyo diyaaraddii sitay. Lacagtan oo aanu tiradeeda sheegin, waxaa sidday diyaarad laga leeyahay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Wadajir Iyo 2 Kale Oo Maanta Qaadanaya Shahaado Xisbi Sida ay Goobjoog News u sheegtay Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” waxaa maanta lagu wadaa in shahaadada KMG ee xisbiga la guddoonsiiyo ilaa 3 urur oo kala ah: Wadajir, SAMU iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Diley Laascaanood Iyo Xiisad Lasoo Sheegayo Rag hubeysan ayaa xalay waxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku dileen mid ka mid ah ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Ganacsade Maxamed Cabdi Timir oo aad looga garanayey Laascaanood ayaa…