1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Barakacayaasha Iyo Isku Socodka Magaalada Xalay saq dhexe waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan, kaasi oo saameeyay isku socodkii magaalada iyo sidoo kale dadka barakacayaasha ah. Barakacayaasha ayaa guryahoodii ka sameysnaa cooshadaha waxaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baxreyn: Soomaaliya Abaal Ma Leh, Waxaa Ayna Ku Hoos Jirtaa Cadawga Umadda Wasiirka arrimaha dibadda Baxreyn ayaa weerar afka ku soo qaaday Soomaaliya isaga sheegay in Muqdisho tahay abaal laay, cadawga umadda hoos jiifta. Khaalid Bin Axmed Aala Khaliifa oo madax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Berri Kulmaya Xildhibaannada golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in Berri ay yeeshaan kulan kaasi oo ka dhacaya xarunta golaha Shacabka. Ajandaha ayaa ah hadal jeedin guud oo uu jeedinayo Guddoomiyaha golaha Shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tallooyin Ku Saabsan Nooca Guddoomiyaha Uu Yeelan Doono Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka waxaa laga filayaa in muddo labo todobaad gudaheed ay ku soo doortaan guddoomiyaha cusub ee golaha Shacabka . Odayaasha dhaqanka ayaa sheegaya in loo baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Cambaareeyay Lacagtii Muqdisho Lagu Qabtay War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Imaaraadka Carabta ayaa lagu sheegay in maalintii Axadda 8 bisha April diyaaarddii Imaaraadka uu lahaa ee lagu qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Jawaari Wax Shuruud Ah Oo Uu Ku Xiray Is Casilaaddiisa Ma Jirto Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyey guddoomiyahii golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari sida uu isku casilay. Farmaajo ayaa sheegay in Jawaari aanu wax shuruud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Degmada Wadajir Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa maanta ka dhacay xaafadda Siliga Maraykanka, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo bilowday saakay ayaa soo gaaray illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Maqaayad Ku Taalla Baydhabo Qarax Miino oo khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay maqaayad ku taalla duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararka ayaa waxay sheegayaan in miinadan ay ku dhex aasneyd maqaayad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Fafax-dhuun ee goblka Gedo, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalyahannada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Hiiraan Xiisad u dhaxeysa maleeshiyo qaab beeleed u abaabulan ayaa lagu soo waramayaa iney ka taagan tahay deegaanka Kubure oo ka tirsan gobolka Hiiraan, islamarkaana hoostaga degmada Maxaas. Xiisaddan ayaa daba…