1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada DFS Iyo Kuwa AMISOM Oo Fariisimo Ka Sameystay Wadada Isku Xirta Jowhar Iyo Balcad Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay fariisimo cusub ka sameysteen wadada isku xirta degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria: Muhammadu Buhari Oo Sheegay In Marlabaad Uu Isku Soo Sharraxayo Doorashooyinka Madaxtinimo Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa sheegay in uu isku soo sharraxayo mar labaad doorashooyinka madaxtinimo ee lagu wado in laqabto sanadka soo socda. Buhari ayaa arrintan shaaciyey ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump: Awood Ayaan Uga Jawaabeynaa Weerarkii Douma Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu ka qaadi doono tallaabo cidda lagu tuhmayo in ay adeegsaday weerarka Kiimikaalka ah ee ka dhacay magaalada Douma ee Suuriya. Trump…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Booska Ugu Hooseeya Ka Gashay Qiimeynta Ganacsiga Dunida Ee Bankiga Aduunka Bangiga Adduunka ayaa baahiyey warbixinta sanadlaha ee qiimeynta howlaha saameynta ganacsiga ee Caalamka. Taasi oo lagu eegay howlaha saameynta ganacsiga iyo kororka dhaqaalaha ee 190 waddan oo ku yaalla caalamka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Jawaari Wuxuu Isku Casilay Si Uu Dalkiisa u Badbaadiyo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Dhuusamareeb kadib safar uu ugu maqnaa Jabuuti ayaa ka hadlay is casilaaddii guddoomiye Jawaari. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Jowhar Sidee Ayeey u Arkeen Is Casilaaddii Jawaari? Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay is casilaaddii maanta ee guddoomiyahii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Dhagxaanta Ka Qaadday Jidcadayaasha Muqdisho Qaarkood Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saakay waxay ku waabariisteen dhagxaan laga qaaday jidcadayaasha degmooyinka magaalada qaarkood. Waxay dadku aad usoo dhoweeyeen in dowladda federaalka ay dib u furto jidcadayaashan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riddey Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Badda Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah waxay xukun dil toogasho ah ku riddey Gaashaanle sare C/naasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidanka badda Soomaaliyeed. Xoosh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Duq Cusub u Magacaabay Laascaanood, Sool Madaxweyne ku xigeenka Puntland, ahna ku simaha madaxweynaha, Injineer C/xakiin C/laahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu duqa magaalada Laascaanood ugu magacaabay Mukhtaar Maxamed Garaad. Camey ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Lacag Lagu Qabtay Garoonka Aadan Cadde Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay lacag shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa…