1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Lagu Dilay Xisaabiyihii guud Ee Dowladda Hoose Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku dilay xisaabiyihii guud ee dowladda Hoose ee degamada Gaalkacyo, xisaabiyaha ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Deeq Maxamed Cali. Kooxaha dilka geystay ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Xilliga Laqaadayo Imtixaanka Shahaadiga Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare Dr Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo Khamiistii shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay waqtiga la qabaneyo imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2017/2018.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Xaaladda Caafimaad Ee Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baraawe Aadan Cumar oo ah Guddoomiyaha degmada Baraawe oo la hadlay Goobjoog News ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda dadkii ku dhaawacmay qarax Miino oo ka dhacay mid ka mid ah garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare U Kac Dhanka Maciishadda Ah Oo Laga Dareemayo Degmada Baardheere Sare u kac aad u xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmada Baardheere ee gobolka Gedo,iyada oo arrintan ay saameyn ku yeelatay nolosha dadka ku dhaqan degmadaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay: Boko Haram Waxaa Ay Afduubatay In Ka Badan Kun Gabdho Hay’adda UNICEF ee u qaabilsan qaramada Midoobay caruurta ayaa sheegtay maanta oo Jimco ah in dagaalyahannada ururka Boko Haram ay waqooyi bari ee Nigeria ay ku afduubteen in ka badan kun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Israel Oo Booqasho Ku Imaanaya Itoobiya Madaxweynaha Israel Reuven Rivlin ayaa markii ugu horreysay booqanaya dalka Itoobiya, sida ay sheegeen warbaahinta gudaha Itoobiaya booqashada ayaa ka bilaabaneysa 30 April-3May. Idaacadda Fana ee gudaha Itoobiya ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka socda Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Oo La Kulmay Mas’uuliyiinta Galmudug Wafdi Ka socda guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Federaalka oo Ka kooban Labo komishener iyo lataliyaha xagga xogaha Dhulka iyo khariidadeynta ayaa booqasho 3 cisho ah ku jooga dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey (Akhriso) Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday taliyahii ciidamada nabad sugidda ee gobolka Baay, Ibraahim Isgowe Ibraahim. Shariif Xasan ayaa wareegtadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Khasaare Ka Dhashay Darbi Kusoo Dumay Dad Ku Hoos Ganacsanayey Hal qof ayaa ku dhintey Shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu kusoo dumay darbi dheer oo ku yaalla suuqa xoolaha ee magaalada B/weyne. Goob jooge ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Jowhar Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa nabad sugidda iyo Booliiska ayaa howlgallo waxay ka wadaan xaafado ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayaa daba socdka…