1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Lagu Eedeeyey Iney Shacabka Muqdisho Dhici Jireen Oo Lagu Saoo Bandhigay Degmada Warta Nabadda Maamulka degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Laba Ruux oo dhallintayo ah kuwaassi oo lagu eedeeyey in ay dhac u geysanayeen Shacabka ku nool xaafado ka tirsan degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tababarayashii Imaaraadka Oo Ka Dhoofay Boosaaso Wararka laga helay magaalada xeebta ay ee Boosaaso waxaa ay sheegayaan in dowlad goboleedka Puntland ay fasaxeen madaxdii iyo tababarayashii Imaaradka Carabta ee gacanta ku hayay xerada ciidanka Badda Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Saraakiil Imaaraad Ah Qaadeysay Oo Lagu Xannibay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku xanniban tahay diyaarad laga leeyahay dalka Imaaraadka, taasi oo la sheegay in magaaladaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo U Duulaya Sacuudiga, Akhriso Ajendaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu u duulo dalka Sacuudiga si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Qof Ku Dhex Dhintay Haan Shidaal Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in Hal qof uu ku dhintey Haan dhidaal, iyadoo Labo kalena lasoo badbaadiyey. Haantan oo ku jirtay dhulka Hoostiisa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: Michael Keating Oo Qaxootiga U Sheegay In Soomaaliya Ay Soo Roonaatay Ergeyga Xogheyaha guud ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa la hadlay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerada ugu weyn caalamka ee Kenya. “ Ra’yigeyga siday ii sheegtay hooyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Cambaareysa Qaraxii Ka Dhacay Baraawe, Sh/hoose Dowladda Qatar ayaa si kulul waxay u cambaareysay qarax galabtii Khamiista ka dhacay garoon lagu ciyaaro kubadda oo ku yaalla magaalada Barawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Duqeyn Uu Ka Fuliyey Jubada Hoose Taliska ciidamada Maraykanka Africa ee AFRICOM aya waxa uu ka hadlay weerar ay 11-kii bishan diyaaradaha aan duuliyaa lahayn ka fuliyeen saldhig Al-shabaab ku leeyahay gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA oo Taliyeyaal Cusub u Magacawday Hiiraan Iyo B/weyne Qoraal kasoo baxay xafiiska taliyaha NISA ee maamulka Hirshabelle ayaa waxa xilkii looga qaaday taliyahii hay’addan u qaabilsanaa gobolka Hiiraan, waxaana lagu magacaabay sidoo kale taliyaha cusub ee gobolkan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka The Economist: Dowladda Soomaaliya Oo Imaaraadka Ka Hortaagan Inay Buuxiyaan Meelaha Bannaan Sida lagu daabacay majaladda The Economist, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay Imaaraadka carabta ka hortaagan tagay in ay buuxiyaan meelaha bannaan, isla markaana ay u daba-maraan goobo gudaha…