1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barakacyaal Dalbaday In Dib Loogu Celiyo Deegaannadoodii Barakacyaasha ku nool xeryaha magaalada Muqdisho ayaa dalbaday in dib loogu celiyo deegaannadoodii si ay u fashaan dalagga beeraha maadaama uu bilowday roobkii guga. Barakacyaasha ayaa sheeagaya in hadda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Qorsheysan Oo Caawa Muqdisho Ka Dhacay Kooxo Hubeysan ayaa caawa ku dilay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile qof rayid ah, dadka deegaanka ayaa sheegay in qofka la dilay uu ahaa Macallin . Kooxaha ayaa ka baxsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Canshuur “Sharciga Isgaarsiinta Qaranka wuxuu Fure u Yahay Abuuritaanka Shaqo” Isbedelka ganacsi iyo horumarka Teknoloojiyadda ee ku soo badanaya Soomaaliya ayaa noqotay mid saameyn ku leh dadka guud ahaan . Kulan looga hadlayey nidaamka horumarinta Teknoloojiyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Salmaan: Iran Waxay Faro-gelin Ku Heysaa Arrimaha Gobolka Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdicasiis oo maanta qudbad ka jeediyey shirmadaxeedka ururka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay dowladda Iran oo uu sheegay in ay faro-gelin ay ku heyso arrimaha gobolka. Boqorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex jira dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka. Qaar ka mid ah shacabkana oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay Oo Ciidanka Xoogga Dalka Ka Dalbaday Sugista Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka dalbaday taliska ciidanka xoogga dalka iney adkeeyaan amniga guud ee degmadaasi. C/laahi Shafaawe oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Gabar Qoraa Ah Oo Lagu Xukumay 3 Sano Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, Somaliland ayaa gabar qoraa ah ku xukuntay 3 sano oo xarig ah. Qareennadii u doodayey Naciima Qorane waxaa ay sharci-darro ku tilmaameen go’aanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Qorshaha Midowga Afrika Ku Dhimmayaan Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya? AMISOM ayaa sheegtay in ay dhammeeyeen qorshaha xil wareejin ah ee ciidamadooda oo fulintiisa ay ugu horreyso sidii Al-shabaab looga saari lahaa meelaha ay joogaan sida ku cad heshiiska amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Kismaayo Oo Saameeyey Isku Socodka Gaadiidka Roob ka da’ay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay isku socodkii gaadiidka, kadib markii ay biyo badan fadhiisteen waddooyinka magaaladaasi. Darwaladda ka shaqeeya Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorasho Maanta Ka Dhaceysa Dhuusamareeb Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud lagu qabto doorashada kursigii ugu dambeeyey ee ka bannaanaa golaha shacabka ee baarlamaanka…