2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed C/waare oo ay wehliyaan wasiirro iyo xildhibaanno ayaa maanta waxay magaalada B/weyne kula kulmeen madax ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, gaar ahaan qeybta qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga uu ku fatahay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Xaafadda horseed ayaa la sheegay in Meesha ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Imaaraadka Raalli-geliyay, Kana Codsaday In Ay Sii Joogaan..“ Ma Jirto Cid Noola Simman ama noo Badali Karto” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo shir jaraa’id maanta qabtay ayaa ka hadlay joojinta Imaaraadka ee tababarka ciidanka iyo guud ahaan iskaashiga maamulkiisa kala dhaxeeyo Imaaraadka ee ganacsiga, amniga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Bayaanka “Dhahraan” Ee Ka Soo Baxay Shirka Jaamacadda Carabta Shir madaxeedka Jaamacadda carabta ee 29aad oo ka dhacay Dhahraan ayaa la soo saaray “Bayaanka Dhahraan”. Inkasta oo shirkan uu ahaa mid tayo ahaan liita, isla markaana aan lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Soo Gaaray Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka da’a fariista biyo aad u badan, kuwaasi oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Biyaha fariista Laamiyadan ayaa waxaa ka dhashay cudurro,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay Joojinta Xiisadda Tukarraq Waxgaradka kasoo jeeda deegaanna Somaliland ayaa ku baaqay in si degdeg ah lagu joojiyo xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukarraq, taasi oo u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland. Boqor Buurmado…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hayadaha loo Wakiishay Dib u Eegista Dastuurka oo Kulan la yeeshay Golaha Fulinta iyo Sharci Dajinta Koonfur Galbeed Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo kaashanaysa Guddiga La-Socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan wada tashi ah oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAM: Imaaraadka Oo Joojiyey Tobabarradii Ciidamada Soomaaliya Sida ay qortay Wakaaladda Wam dowladda Imaaraadka Carabta waxaa ay joojisay tobabarradii ay siin jirtay ciidamada Soomaaliya kaasi oo soo bilowday sanadkii 2014-kii. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tunisia Oo Marti-gelindoonta Shirmadaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta, 2019-ka Hoggaamiyeyaasha Carabta ayaa isku raacay in shirmadaxeedka ururka Jaamacadda Carabta wareeggiisa 30-aad lagu qabto Maarso, 2019 dalka Tunisia, ka dib markii ay ka cudur daaratay Baxreyn. Madaxweynaha Tunisia Beji Caid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nikki Haley: Washington Waxaa Ay Soo Rogi Doontaa Cunno-qabateyn Ka Dhan Ah Moscow Safiiradda Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in Washington ay soo rogi doonto cunno-qabateyn ka dhan ah Ruushka iyo shirkadaha lala xiriirinayo barnaamijka hubka Kiimikada ah ee…