6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Warfaafinta Ee Ka Socday Garoowe Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jaamacadda Carabta Oo Furmay, Soomaaliya, Duqeynta Suuriya iyo Xiisadda Khaliijka….. Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee 29aad ayaa maanta ka furmaya magaadalada Dhahraan ee bariga Sacuudiga. Madaxweyneyaal, boqorro, amiirro iyo hoggaamiyeyaasha ugu yaraan 15 dal oo carab ah ayaa ka hadlidoona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Dhammeystirka Dastuurka Dalka u Yaalla Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadajir ah la yeesheen Ururada Buslshada Rayidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Turkiga Iyo Ruushka Oo Kawada Hadlay Duqeyntii Suuriya Madaxweynaha Turkiga Recep Deyyip Erdogan ayaa dhiggiisa Ruushka Vladmir Putin kula hadlay qadka telefoonka, waxayna kawada hadleen duqeynta Mareykanka, Faransiiska iyo UK ay ka geysteen gudaha Suuriya ayna uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nikki Haley: Washington Waxay Soo Rogi Doontaa Cunno-qabateyn Ka Dhan Ah Moscow Safiiradda Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in Washinton ay soo rogi doonto cunno-qabateyn ka dhan ah Ruushka iyo shirkadaha lala xiriirinayo barnaamijka hubka Kiimikada ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Qabataa Akadeemiyadda Afka Soomaaliga? Dhaqan walba oo dunida ah waxaa uu leeyahay dhaqan dhowrayaal ilaaliya jiritaanka dhaqankaasi, iyada oo laga ilaalinayo in uu doorsoomo ama uu is badalo . Akadeemiyadda dhaqanka waa gundhigga dhowrista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo Sare U Kac Dhanka Khudaarta Ah Waxaa bilowday xilliga guga roobka, waxuuna Saameyn ballaaran uu ku yeeshay suuqyada Khudaarta ee magaalada Muqdisho. Qiimaha khudaarta Suuqyada Muqdisho ayaa laga dareemayaa sare u kac aad u ballaaran, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Xaaladda Khaliif Xaftar Afhayeen u hadlay hoggaamiyaha Millatariga ee Libya Khaliif Xaftar ayaa sheegay in lagu daaweynayo magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska, waxaa uu tilmaamay in Xafter uu xanuunsaday , maalmaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyay Sacuudiga? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta duhurkii waxaa uu gaaray magaalada Dhahraan ee bariga Sacuudiga si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Jaamacadda carabta ee 29aad oo berri oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ka Wada Hirshabelle Maxamuud Maxamed Aadan, taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka, kana howlgala deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa isaga oo la hadlay warbaahinta wuxuu faah faahin ka bixiyey howlgallo ay ka sameeyeen…