1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Sameeyay Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in maanta howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidamada ayaa la xaqiijiyey iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac ku yimid Qiimaha Qudaarta Iyo Dalagga Ee Suuqyada Magaalada Baardheere Suuqyada magaalada Baardheere ee lagu iibiyo qudaarta iyo dalagga kasoo baxa beeraha ayaa laga dareemaya hoos u dhac qiimaha la kala siisto, iyada oo loo aaneynayo in qudaar badan soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Degmada Wadajir Ku Qabtay Hub Iyo Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay habeenkii xalay ahaa ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriye iyo hub.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshinkii Jawaari Oo Buray Xildhibaanno ka trisan golaha shacabka oo shir jaraa’id ku qabtay Villa hargeysa ayaa sheegay in uu buray mooshinkii guddoomiye Jawaari. Haddaba qodobada ay soo saareen halkan ka aqriso. In uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Ku Guuleysan Rabo Dhexdhexaadinta Golaha Shacabka Hoggaanka aqalka sare waxaa ay min saddex jeer ay la kulmeen guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo dhinac ah iyo Mahad Cawad oo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Isbedal Lagu Sameeyay Shaqaalaha Waaxda Canshuuraha Is bedal ayaa lagu sameeyay shaqaalaha hoose ee magaalada Garoowe waxaana hirgeliyey maamulka degmada, iyada oo sidoo kale la tayeeyay shaqaalaha waaxda canshuuraha . Shaqaalaha waaxda canshuuraha ee magaalada Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Hargeysa: Arrimaha Miiska Saaran Si Loo Xalliyo Khilaafka Golaha Shacabka Hadda aqalka sare ayaa isku dayaya in uu xalliyo khilaafka golaha shacabka, waxa-yaabaha laga filan karo waxaa ka mid ah in la helo: 1 . mudeynta mooshinka oo labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Hargeysa: Mooshinka Jawaari Oo Go’aan Laga Gaarayo Daqiiqadaha Soo Socda Sida uu sheegayo Wariyaheenna ku sugan Villa Hargeysa waxaa socda wadahadallo lagu xalinayo Khilaafka. Kulammo gooni gooni ah ayaa ka socda Villa Hargeysa oo looga arrinsanayo sidii loo xallin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Hargeysa: Kulmo Ah Isku Daygii Ugu dambeeyay Ee Khilaafka Golaha Shacabka Oo Socda Kulammo gooni gooni ah ayaa ka socda Villa Hargeysa oo looga arrinsanayo sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka. Villa Hargeysa ayaa waxaa ku sugan hoggaanka labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Oo Ay Ku Soo Badanayaan Isticmaalka Caagadaha Loo-yaqaanno Raranaha Faadumo Axmed Cali waxaa ay haybad u leedahay sameynta Farshaxanka , waxaa ayna sameysaa caagadaha loo yaqaanno caag dahaarka oo lagu qaboojiyo biyaha . Faadumo Cali oo ku nool Cadaado…