1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Iyo Ruushka Oo Iska Kaashanaya Dhinacyada, Dhaqaalaha Iyo Millatariga Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda ayaa gaaray magaalada Moscow ee caasimadda Ruushka, halkaas oo uu ku tagay booqasho shaqo oo qaadaneysa laba maalmood, ka dib markii uu dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar: Xukuumadda Wax Shaqo Ah dalka Kama Heyso Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo maanta ka mid ahaa Xildhibaanno ka hadlayey khilaafka golaha shacabka ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan wax shaqo ah dalka aysan u heynin. Mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Qiimaha Qaraha Suuqyada Muqdisho Iyada oo lagu jiro waqtiga jilaalka, xilligan oo kale marka la gaaro guud ahaan Soomaaliya waxaa aad uso go’a qaraha, iyada oo dadku aad u iibsadaan si ay qabow uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Yurub Oo Eryaya Diblomaasiyiin Ruush Ah Dowladaha reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay in ay erinayaan tobaneeyo diblomaasiyiin Ruush ah, arrintan ayaa ka dambeysa isku deygii Ruushka uu ku doonayey in uu ku dilo Sergei Skripal. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Caano Nuug: Xukuumadda Waxaa Ay Ka Shaqeyneysaa Burburinta Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Cali Caano-Nuug oo ka hadlayey arrinta ku saabsan xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in weli ay ka taagantahay dhibaato weyn . Caano-Nuug oo la hadlay Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SONNA: Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Isku Afgartay Joojinta Dhismaha Derbiga Warsaxaafadeed looga hadlayey arinta degmada Balad Xaawo oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Islamarkaana nuqul kamid ah uu soo gaaray Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa u qornaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin Laga Helayo Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Dayniile Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda federaalka lagula eegtay xaafadda Oodweyne, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo La Diley Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan bistoolado ay bartamaha magaaladaasi ku dileen askari ka tirsan sirdoonka Puntland. Askarigan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Muudeey Ku Eedeeyay Inuu Wax Ka Wado Mooshinka Jawaari Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo isku magacaabay gudiga bad-baadada Golaha shacabka oo hadda shir ku leh Villa Hargeisa ayaa guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha Cabdiweli Muudeey ku eedeeyay in…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Darbiga Kenya Ee Xadka .. 100% Dowladda Soomaaliya Waa is Dhigatay!! Dowladda federaalka ah, hey’adaheeda kala duwan iyo maamul goboleedyada dhammaan waxaa ay bilowgii hore ogaayeen damaca dalka Kenya ee dhismaha darbiga la xiriira, 3 sano ayey arrintan soo socotay, reer…