Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wei Hongtian ayaa maanta booqday xarunta wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaa ku qaabilay Wasiirka Waxbarashada Cabdiraxmaan Daahir. Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka…