1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Ku Dhaqan Beledweyn Oo Ka Cabanaya Biyo La’aan Baahsan Tan iyo markii uu biyo beelay Webiga Shabelle ee dhexmara gobolka Hiiraan ayaa bulshada ku nool halkaasi waxa ay ka cabanayaan biyo la’aanta jirta. Dadkan ayaa waxa ay baaq u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Heshiis Kala Dhex Dhigay Beello Ku Dagaallamay Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney ku guuleysteen dib u heshiisiinta beello walaalo ah oo horey ugu dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Laga Soo Daayey India Oo La Keenay Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad siddey 76 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo laga soo daayey xabsiyo ku yaalla dalka India. Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 3aad Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Furmaya Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in kalfadhiga 3aad ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya uu furmi-doono 10 bishan March 2018-ka. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in kalfadhiga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka DP World: Mashaariic Iyo Heshiisyo Caalamiga Ah Oo Lagala Laabtay Shirkadda DP World waxaa iska leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska DP World iyo Somaliland Waa Mid Ka Hor Imaanaya Xeerarka Caalamiga Ah Dr. Axmed Cali Khayre oo PhD ka diyaariyay qaanuunka caalamiga ah ayaa Goobjoog News u sheegay in heshiiska Imaaraadka ay la galeen Somaliland aanu sharci aheyn, isla markaana ay adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Xiray Rag Ku Howlanaa Jarista Dhirta Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug waxay gacanta kusoo dhigeen rag la sheegay iney ku howlanaayeen jarista dhirta. Raggan la qabtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Maxaabiis Maanta Laga Keenayo India Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho ay soo gaarto diyaarad sidda maxaabiis Soomaaliyeed, kuwaasi oo muddo badan ku xirnaa dalka India. Wararka la helayo ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Horumarka Dalalka Soo Koraya Oo Ka Dhacaya Washington Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu ka dhaco shir ballaaran oo looga hadlayo wadamada soo koraya iyo sidii loo taageeri lahaa. Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Bankiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinkii Xirnaa Ee Muqdisho Oo Dib Loo Furay Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay dib u furtay isku gudubka waddooyinka waaweyn ee Wadanaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xirnaa Saddexdii maalin ee ugu dambeeyay. Gaadiidka…