2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Wadamada Ugu Badan Ee Dalxiiska Loo Tago Turkiga ayaa dunida uga jira kaalinta 6-aad marka loo fiiriyo tirada dalxiisayaasha ee soo booqday sanadkii tagay, waxa ay gaarayaan tirada dalxiisayaasha ee soo booqday Turkiga sanadkii hore ku dhawaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Aqoon-yahanno Iyo Siyaasiyiin Dhaliilay Howlgalka AMISOM AMISOM waxaa ay Soomaaliya soo gashay sanadkii 2007-dii, waxa ayna ku yimaadeen qorshaha nabad-ilaalinta howlgalka golaha ammaanka ee Qaramada midoobay. Joogitaankooda Soomaaliya hadda waxa uu gaarayaa muddo dhan 10-sano, hoggaamiyayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Iyo Carabta Oo Ka Tashanaya Dib U Soocelinta Geedi-socdka Nabadda Ee Falastiin Iyo Israel Lix wasiir arrimo dibadeed oo ka socda dowladaha Carabta iyo xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Crabta ayaa lagu wadaa in ay la kulmaan berri oo Isniinta ah dhiggooda Faransiiska. Wasiiradaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Wax Ka Qabanaya Cabashada Naafada Baladweyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wax badan ka qaban doonaan cabashada ay qabaan dadka naafada ah ee ku nool magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sheekh Xuseen Cismaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ayaa ka kala dhacay meelo u dhow xarummaha Villa Somalia iyo NISA. Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagaga Hadlayey Amniga Mudug Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Kulan lagaga hadlayey amniga iyo xasilinta gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa kulankaan ka qaybgalay mas’uuliyiin ka kala tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, maamullada Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Madiina Oo Ka Warbixiyey Dadkii Ku Dhintey Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey dadkii ku dhintey qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan meydadka la geeyay Isbitaalkaasi. C/qaadir Xuseen Maxamed, madaxa caafimaadka isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ergo Doorasho Oo Dibadda Loo Saaray Kadib Buuq Ka Dhashay Doorasho Xildhibaan Waxaa hadda Muqdisho ka socota dhex-dhexaadin iyo wada hadal looga gol-leeyahay sidii loogu tartami lahaa kursiga ay leedahay beesha Habar-Carfoon (Gadabuursi) oo qeyb ka aha deegaannada Somaliland. Goobta doorashada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Goobtii Uu Qaraxu Ka Dhacay Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa saaka tagay goobtii uu xalay qaraxu ka dhacay ee KM0, iyada oo ka muuqato burbur xooggan. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Baardheere Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka wadaan degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Deeq Qalinle, taliyaha ciidamada dowladda ee Baardheere ayaa sheegay in ulajeedka howlgalkaan yahay…