3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kadib Kaalinta 1-aad, Maxay Farmaajo Iyo Kheyre Ka Dhaheen Musuqa Sanadkii Hore?! Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkii hore markii uu murashaxa ahaa waxaa uu Baarlamaanka Federaalka ah kala hadlay arrinta musuqmaasuqa, isaga oo wax lala yaabo ku tilmaamay in Soomaaliya ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Turkiga Oo Muqdisho Yimid Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Mahdi Maxamed Guuleed, Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa Uu Ku Jiro Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho uu ku jiro gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Abukar Islow Ducaalle ayaa shirkii maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Amniga Degmada Buuloburde, Hiiraan Taiska ciidamada Booliiska degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in amniga degmadaasi uu wanaagsan yahay, kadib markii falal amni darro ay ka dhaceen Toddobaadyadii lasoo dhaafay. Dhamme Cabdi Maxamed,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Sheegay In La Dhammeystiri Doono Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhammeystiri doono heshiiskii Galmudug iyo Ahl-sunna.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Laga Xusay Maalinta Afka Hooyo Laga soo bilaabo 1972 waxa ay dadka Soomaaliyeed ka sinnaayeen u dabbaal-degidda maalinta u hiilinta Afka Hooyo ee 21-ka Febraayo. Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal-degayo maalinta Afka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan Oo Qeybaha Bulshada Kala Hadlay Doorashada Qof Iyo Cod Guddiga doorashooyinka madaxa-bannaan ayaa maalmahaan kulamo la qaadanayey qeybaha kala duwan ee bulshada iyada oo ay ka wada hadlayeen doorashada qof iyo cod ee la rabo in dalka lagaarsiiyo sanadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbeddelka Itoobiya Soomaaliya Saameyn Maku Yeelan karaa? Waxyaabo badan ayey wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya kuwaas oo ah labo dal oo deris ah isla markaana wadaaga dhinacyada siyaasadda iyo amniga, iyada oo taasi jirto ayaa dadka ka faalooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Sheegay Inay Meel Wanaagsan Marayaan Wadahadallada Ganacstada G/banaadir Iyo DFS Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo wadahadalka dowladda Federaalka iyo ganacsatada gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Gudbinta Labada Xubnood Ee Farsamada Dib-u-eegista Dastuurka u Matalaya Somaliland Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo gudbiyay labo xubin oo Somaliland u matali-doonta Dib-u-eegista Dastuurka. Mustafe Maxamed Maxamuud waxaa loo magacaabay xubin guddiga…