2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuulka Dhagoolayaasha Mustaqbal Ee Baydhabo Oo Codsanaya Gargaar Qalabka Ardayda Wax Lagu Baro Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bakool ayaa laga furay Iskuul ay wax ku bartaan dadka naafada ka ah maqalka. Dadkani wax ku barta Iskuulka waxa ay isugu jiraan dad waaweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Galmudug Oo Ka Furmay Dhuusamareeb Degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa maanta oo Axad ah ka furmay shir looga hadlayo amniga guud ee deegaannada Galmudug. Shirkan ayaa socon doona Saddex maalin, waxaana ka qeybgalaya wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha: Ganacsatada Oo Ku Adkeysanaya Xirnaanshiyaha Xarumaha Ganacsiga Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xirnaadaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ka bedalayso canshuurta lagu soo rogay. Arrintan ayaa timid kadib markii dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Difaaca “Kaalin Weyn Baan Ku Leenahay Sugista Amniga Mudug” Agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Somkar Jaamac oo qeyb ka ah guddiga nabadeynta gobolka Mudug ayaa ka hadlay halka saldhigga rasmiga ah u noqoneysa ciidamada isku dhafka ah ee Puntland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadalayey Amniga Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey arrimaha amniga Jubbaland, laguna falanqeynayey waxyaabihii kasoo baxay shirkii golaha amniga Qaranka ee kusoo dhammaaday Muqdisho.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay Khalkhalka ka Jira Itoobiya? Dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyey Itoobiya marka laga hadlayo, Raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxaa uu si rasmi ah u gudbiyey iscasilaaddiisii, isaga oo banneeyay jagada Raysalwasaaraha iyo Guddoomiyaha Isbahaysiga talada haya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran: 66 Qof Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Burburtay Ugu yaraan 66 qof ayaa ku dhimatay diyaarad ay leedahay Iran oo ku burburtay buuraleyda waqooyiga gobolka Asfahan ee bartamaha dalkaasi xilli ay ku guda jirtay safar gudaha ah. Guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa jidka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqa Bakaaraha: Goobaha Ganacsiga Qaarkood Oo Xiran Wararka ka imaanaya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxay sheegayaan in maanta oo Axad ah ay xiran yihiin qaar kamid ah xarumaha ganacsiga ee suuqaasi. Bakhaarada waaweyn ee Suuqa Bakaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Muqdisho Qaarkood Oo Baaq u Diray Wasaaradda Maaliyadda DFS Mid ka mid ah waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka ugu baaqay inay wax ka beddasho canshuur dheeraad ah oo ganacsatadu ay cabasho ka muujinayaan. Nabadoon Cali Xuseen…