2 daqiiqo Sheeko:Dalka 90 Jir Radio Hargeysa Ka Bartay Tafsiirka Qur’aanka Barashada tafsiirka qur’aanka waa arrin muhiim u ah qof walba oo muslim ah, dadka oo dhan waa ku adag tahay gaar ahaan kuwa da’da ah. Aw Maxamed Ibaahim waa 90…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Ka Warbixiyey Amniga Magaaladaasi Maamulka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda amniga ee magaaladaasi oo maalmahan dambe falal amni darro ay ka dhacayeen. Maxamed Cismaan Qallaafow,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuc Biyo Looga Saarayo Wadooyinka Gaalkacyo Oo La Daah Furay Maamulka dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa markii ugu horreysay magaaladaasi ka hirgeliyey mashruuc biyaha looga saarayo magaalada, maadaama xilliyada roobka ay biyo badan fariistaan Gaalkacyo. Mashruucan oo ah kuwo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Ciidanka Difaaca Badda Soomaaliya Oo Loo Dabaaldegayo Ciidanka difaaca Badda ee Soomaaliya ayaa maanta u dabaal degaya 53 Sano kadib Markii la aas-aasay. Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa u hambalyeyey Ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Shir Ku Casuumay Madaxda Maamul Goboleedyada Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, ahna guddoomiyaha golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa shir ku casuumay madaxda kale ee maamul goboleedyada, kaaso oo ka dhici doona magaalada Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar, Suudaan Iyo Itoobiya Oo Guddi Saddex-geesoodka U Saaraya Biyo-xireenka Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan Ibraahim Ganduur ayaa sheegay in la qaban-doono kulan saddex-geesood ah oo dhex-maraya Qaahira, Khartuum iyo Adis-ababa. Kulankani oo aan loo qaban maalin gaar ah, waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Libya: Waxyeello Ka Dhalatay Labo Qarax Oo Loo Geystay Masjid Saddex qof ayaa ku dhimatay, 75 kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaartay labo qarax oo lala beegsaday masjid ku yaallo magaalada Banghazi, ee bariga Libya. Labo todobaad ayaa laga joogaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Soomaali Ah Iyo Labo Shirkadood Uu Leeyahay Oo Mareykanku Cunaqabateeyay Sida ay baahisey wakaaladda wararka ee Reuters, dawladda Maraykanka ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay inay cunaqabatayn ku soo rogtey saddex qof iyo saddex shirkadood oo ka soo kala jeeda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro: Hannaanka Dib-u-Eegista Dastuurka iyo Dowrka Labada Guddi Sida uu qabo Dastuurka sida KMG loo ansixiyey 2012 gaar ahaan qodobada 63aad iyo 71aad, awoodda wax ka bedelka Dastuurka waxaa iska leh Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal. Baarlamaanka Federaalka…