1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dhallinyaro Si Iskood Ah Uga Shaqeeya Nadaafadda Magaalada Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa xaafadaha magaaladaasi waxay ka bilaabeen qorshe ay dib ugu soo celinayaan bilicda magaaladaasi. Dhallinyaradan is uruursatay ayaa labaxay Tabarucaad, waxaana ay sheegeen in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Saldhigga Booliiska Ee Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigga Booliiksa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Weerarkaan ayaa isugu jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho Maant oo Arbaco ah, waxaa maalintiisii Labaad galay shirka golaha amniga Qaranka, kaasi oo looga hadlayo arrimo amniga dalka ku saabsan. Shirkan oo ka socda xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda ICJ uu Madaxweyne Ka Noqday Garsoore Soomaaliyeed, Waa Kuma? Dr. Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah garsoore Soomaaliyeed ayaa loo doortay madaxweynaha maxkamadda cadliga dunida ee ICJ. Dr. Cabdiqawi, waxaa uu xubin ka ahaa garsoorayaasha maxkamadda tan iyo 2009-kii, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruuxaani: Sacuudiga Waxa Uu Gobolka Ku Wadaa Waddo Qaldan Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in Sacuudiga uu mar walbo waddo-qaldan ku gaaro ujeedooyinkiisa. Ruuxaani oo jeedinayey khudbad sanadle ah ayaa waxa uu intaasi ku daray in Sacuudiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Go’aan Cusub Oo Ku Saabsan Kalluumeysiga Wasiirka Wasaarada xanaanada xoolaha iyo kalluumeysiga Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi oo maanta hortagay golaha guurtida, kana warbixiyay waxqabadkiisa ayaa sheegay in ay jiraan shirkado kalluumeysi oo jabiyay sharciyadii rukhsadda loo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Ka Dhextaagan Imaaradka iyo Qatar Waxa ay Faa’ido u Tahay Iran, Maraykankase dani uguma jirto! Xiisadda u dhexaysa Imaaraadka iyo Qatar ayaa ayaamahan danbe cirka isku shareertay ka dib markii labada dhinac ay isku maandhaafeen duullimaadyo diyaarado Milateri. Arrintan ayaa khatar gelinaysa danaha istaraatiijiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Socda Villa Soomaaliya Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa ka furmay maanta oo Isniin ah, shirka golaha amniga qaranka, waxaana shir guddoominaya madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Shirkan waxaa ka qeyb galaya madaxda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhiimadda Dekadda Hobyo U Leedahay Bulshada Iyo Deegaanka Hobyo waa degmo xeebeed qadiimi ah oo ka tirsan Mudug(Galgaduud), dhanka barina kaga beegan magaalada Gaalkacyo, magaalo, deegaan bulsho iyo dekad ahaanba waxaa saameyn ku yeeshay dagaalladii ka dhacay. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay waxay xukunno kala duwan ku riddey eedeysanayaashii qaraxii 14-kii October 2017 ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Eedeysanayaashan oo Shan ahaa ayaa ugu…