2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Midowga iyo Qaaradda Afrika Midowga Afrika oo maanta ku shiraya Adis Ababa shir madaxeedkii 30aad, waa urur matala qaaradda Afrika, Soomaaliya waxaa ay ka mid aheyd dalalkii aasaasay, waxaa uu muhiim u yahay wada-jirka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir Oo Ugu Baaqay Hoggaamiyaasha Africa Inay Ka Hortagaan Ka Ganacsiga Dadka Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ugu baaqay hoggaamiyayaasha qaaradda Africa in laga shaqeeyo sidii looga hortagi lahaa ka ganacsiga dadka, waxyaabaha maanka-dooriya, argigixisada iyo waxyaabaha ku hor go’an in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shir-madaxeedka Midowga Afrika Waxaa maanta magaalada Adis Ababa ka furmaya shir-madaxeedka 30-aad ee midowga Africa waxaana ka qeyb-galaya 55 dowladood, oo inta badan madaxdooda ay joogaan, shirkani oo labo maalin socon-doona ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Bam Oo Ka Dhacay Isgoyska Fagax Ee Muqdisho Askar ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna sugnaa Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho ayaa lagu tuuray Bam gacmeed sababay khasaare dhaawac u badan. Inta la xaqiijiyey waxaa Bamkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Duleedka Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan deegaan duleedka ka ah magaaladaasi ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamo ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Oo Diiddan Doorasho Lagu Wado Iney Berri Ka Dhacdo Jowhar Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in maxkamadda sare ee dalka ay diiddan tahay doorashada kursi kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taasi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshin Loo Gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Xubno ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa gudbiyay mooshin lagu ilaalinayo hantida dowliga ah ee degaannada maamulkaasi. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Hadlayo Amniga Mudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulamo looga hadlayey ammaanka, kuwaasi oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee arunta gobolkaasi. Guddoomiye xigeenka amniga gobolka Mudug ee Galmudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qorsheyneysa In Shacabka Gedo Doortaan Maamulkooda Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa sheegtay iney waddo qorshe ah in shacabka ku dhaqan gobolka Gedo ay doortaan maamulkooda degmo iyo gobol intaba. Wasiirka wasaaraddaasi, Maxamed Warsame Darwiish…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Hadalkii Keating Ee Golaha Ammaanka Kaga Warbixiyey Xaaladda Soomaaliya Aanu Isku Dheelitirney Dr. Bashiir C/qaadir oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaaliyeed ayaa sheegay in hadalkii dhowaan uu wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating uu ka sheegay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kagana hadlayey…