Madaxweynaha “Dowladda Waxay Dedaal Dheer Gelisay Xasillinta Deegannada Galmudug” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Shacabka Cadaado Oo u Diyaar Garoobay Soo Dhoweynta Madaxweyne Farmaajo Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku wajahan magaaladaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa…
1 daqiiqo Fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys Oo Geeriyootay Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in ay maanta geeriyootay fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys. Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla dalka…
1 daqiiqo Suudaan Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Mucaaradka Gobolka Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan AL-bashiir ayaa fariin ka helay ra’iisulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn taasi oo ku saabsan arrimaha gobolka. Fariintan ayaa timid ka dib markii Al-bashiir uu ku soo dhoweeyay wasiirka…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Ciidamada DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Ku Dhexmaray Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceelka Geelow ee Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan ka dhasheen. Dagaalyahannada Al=-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen askari ka tirsan Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya. Askarigan ayaa lagu dilay xaafadda Xaawo…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Midnimo Ugu Baaqay Shacabka Gobolka Mudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u…
1 daqiiqo Madaxweyne Cabaas: Israel Waxay Ku Tumatay Heshiiskii Oslo Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in Israel ay ku tumatay heshiiskii Oslo oo ay la gashay Falastiin,waxaa uu ku tilmaamay qorshaha madaxweyne Trump ee nabad-galyada bariga dhexe inay tahay…
1 daqiiqo Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Koonfurta Gaalkacyo Dadweyne aad u badan ayaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug waxay kusoo dhoweeyeen madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar kamid ah gobollada dalka. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed…
1 daqiiqo Sheekh Shaakir Oo Sheegay In Dhuusa-mareeb Ka Dhici-doono Shir-weyne Dib-u-heshiisiin Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in maalmaha soo socda lagu qaban-doono Dhuusa-mareeb shirweyne dib u heshiisiin oo dhex mari-doona maamulkii Galmudug iyo Ahlu-sunna Sheekh Axmed Shaakir oo arrintaas…