Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan…
2 daqiiqo Akhriso: Maxaa Kasoo Kordhay Heshiiskii Lagu Fasixi Lahaa Qaadka Kenya? Dowladda Kenya ayaa sheegtay inuu dib u dhacay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadanaa dib u soo fasixitaanka Qaadka ee ka imaan jiray Kenya ee Soomaaliya loo iibkeeni…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamsa oo Magacaabay Lataliyayaal iyo Shaqaalaha Xafiiskiisa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacabay xubna sare sare oo ka tirsan howladeenada xafiiska iyo xukuumadda ra’iisulwasaaraha. Wareegtooyin ka soo baxay xafiiska ra’iisulwasaaraha ayaa lagu magacaabay xoghayaha…
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Dalab u Dirtay Jaamacadda Carabta Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hadal ka jeediyay kulanka wadatashiga ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carbeed oo maanta oo…
1 daqiiqo Axmed Madoobe oo Awaamiir Dul Dhigay Hey’adaha Ka Howlgala Jubbaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa la kulmay wakiillada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland, iyadoo diiradda lagu saarayey sidii hay’adaha ka howlagala guud deegaannada…
1 daqiiqo Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Puntland? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka iyo hirgelinta hanaanka qiimaynta iyo dabagalka…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed Uga Warbixiyay Caafimaadkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xaaladdiisa caafimaad,…
1 daqiiqo Hartidhowraha Qaranka, Ergayga Abaaraha iyo Madax Ka Tirsan Bankiga Adduunka oo Kulmay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kulan la yeeshay Isu-duweyaasha Mashaariicda muhiimka ah ee Bangiga Adduunku uu…
1 daqiiqo Puntland iyo Hey’adaha Caalamiga oo Ka Shiray Wax Ka Qabashada Abaaraha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howlgala Puntland, xilli ay…