2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo Aruusha Lagu Soo Gabagabeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Hormarinta Afrika oo $5.4 Milyan Ugu Deeqay Soomaaliya Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta cuntada degdegga ah ee Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Bankiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka iyo Laamaha Amniga oo Ka Shiray Amniga Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta wuxuu shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Caasimadda kaas oo ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Ku Dhawaaqay Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabaab iyo Daacish Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya Xamse Cabdi Barre oo maanta kulan uu la yeeshay saraakiil sare oo ka socotay golaha ammaanka iyo nabad galyada Midowga Afrika ayaa ka sheegay in dowladdiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdi Ka Socda UN-ka oo Ku Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef iyo wafdi ay hogaaminayso oo booqasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Ingiriiska oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate Foster,waxayna ka wada hadleen arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka oo US$5 million ugu Deeqay Soomaaliya Dowladda Jarmalka ayaa US$ 5 million waxaa ay ugu deeqday Soomaaliya si wax looga taageero dowladda in talaalka gaaro goobaha fogfog oo ay adag tahay in la gaaro. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: 3 Wasiir oo Ku Dhaawacmay Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Jowhar Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo geystay khasaara kala duwan. sida ay innoo xaqiijiyeen dad mas,uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Ingiriiska oo Kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo safar ku tagtay magaalada Kismaayo iyada iyo wafdi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya oo u dabaal dagay sanad guuradoodii 10-aad Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya, oo u dabaal dagay sanad guuradiisii 10-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda, ayaa sheegay in intii ay ku sugnaayeen Soomaaliya ay wax ka qabteen…