2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo ka socda Somaliland Wararka naga soo gaarayo deeganada Somaliland ayaa sheegaya in ay dhowr magaallo oo ka tirsan Somaliland ay ka socdaan banaabaxyo ka dhan ah xukuumadda oo ay soo abaabuleen xisbiyada Mucaaradka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhirso: Sida Loogu Kale Guuleytay Doorashadii Guddoonka Degmada Cadaado Golaha deegaanka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ay doorteen guddoomiyaha degmada iyo ku-xigeenkiisa, kadib doorasho ka dhacday xarunta madaxtooyada magalaadaaas, golaha ayaa guddoomiye u doortay Faarax Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Natiijada horudhaca ah ee doorashada Kenya Natiijada horudhaca ah ee doorashada dalka Kenya ayaa tilmaamaysa in ay si aad ah isugu dhaw yihin labada musharax ee loo saadalinayo in mid kamid ah uu ku soo baxo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Cadaado oo Dooranaya Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenkiisa, Yaa Ku Tartamaya? Waxaa maanta oo Arbaco ah degmada Cadaado ee gobalka galgaduud lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado. Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa ku tartamaya musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaam African Bank exports to UGANDA Today, we celebrate Salaam African Bank’s meteoric rise as it continues its expansion in the region. Indeed, following the Vision 2035 of our President, Salaam African Bank will continue its…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Doorashada Barasaabyada ismaamulada qaar oo la joojiyay Guddiga doorashada dalka Kenya ee IEBC ayaa shaaciyay in la joojiyay doorashada ismaamulada Mombasa iyo Kakamega, ee dalka Kenya. Dalka ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ka bilaabmay doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Alshabaab oo weeraro ka fuliyay Mandera Wararka naga soo gaarayo magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari, ayaa sheegaya in deegaan hoostaga Mandhera ay xubna ka tirsan ururka alshabaab ay ka fuliyeen weeraro khasaaro gaystay. Degmooyinka Ceel-qaalow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midawga Africa oo cambaareeyay duqaymaha Israel ee Marinka Qaza Midawga Africa ayaa cambaareeyay duqaymaha ay dowladda Israel ay ka gaystay marinka Gaza, intii lagu gudajiray todobaadkaan. Guddoomiyaha midawga afrika Moussa Faki Mahamat, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya, UK iyo Mareykanka oo Kawada Hadlay Arrimaha Abaaraha Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay danjirayaasha Mareykanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo Gaaray Magaalada Godinlabe Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Beni-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ergeyga…