Madaxweyne Waare Oo Ku Dhowaaqay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada ee maamulkaasi, kuwaasi oo ka kooban 57. Xubnaha wasiiradan ayaa ka kooban 20 wasiir, 20 wasiir ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Ivory Coast Kaga Qeybgalaya Shirka Afrika Iyo Yurub Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago wadanka Ivory coast, halkaasi oo uu ka furmi doono shirka madaxda dalalka Afrika iyo Yurub.…
1 daqiiqo Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Lamu, Kenya Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar saf ballaaran ah ay ku qaadeen gabaldhacii Taladaada (shalay) kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Kenya. Ciidamada Kenya…
1 daqiiqo Madaxda Galmudug Oo Lagu Eedeeyay Iney Jabiyeen Qodob Kamid Ah Dastuurka Maamulka Xildhibaan C/wahaab Cali Maxamuud oo ah guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka golaha wakiillada Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay ka maqnaanshiyaha deegaanka dhammaan mas’uuliyiinta ugu sarreysa maamulkaasi oo hadda midkoon aanu…
1 daqiiqo Maraykanka Oo Sheegay In Duqeyn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsan Daacishta Soomaaliya Dowladda Maraykanka, gaar ahaan taliska ciidamadaasi ee ku sugan Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Daacishta Soomaaliya iyo sidoo…
1 daqiiqo Washinton: Tijaabada Gantaalka Cusub Ee Kuuriyada Waqooyi Waa Handadaad Caalami Ah Wasiirka gaashaadhigga Mareykanka James Mattis ayaa sheegay in Kuuriyada waqooyi ay tijaabisay gantaalka is kaga gudba qaaradaha,waxa uuna arrintaasi ku tilmaami handadaad ka dhan ah amniga caalamka. Wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka…
1 daqiiqo Sacuudiga Oo Madax Furasho Ku Siidaayey Qaar Ka Mid Ah Maal-qabeenadii U Xirnaa Madaxda Sacuudiga ayaa siidaayey Amiir Mutaib bin Abdullah oo ahaa wasiirkii hore ee ilaalada qaranka Sacuudiga ka dib 3 todobaad oo uu xirnaa sida ay sheegeen mas’uuliyiin sacuudiyiin ah. Mas’uul…
1 daqiiqo Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Aqbashay Natiijada Doorashadii Dhacday 13-kii November Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii 13-kii bishan ka dhacday deegaannada Somaliland. Waxay maxkamaddu go’aamisay in doorashada madaxtooyada Somaliland ay ku guuleysteen musharraxiintii…
2 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Kacaya $200 Oo Milyan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Qatar ayaa maanta waxay magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen mashaariic horumarineed oo ku kacaya 200 Milyan oo doolarka Maraykanka ah. Goobta heshiiskan lagu gaarayey waxaa…
2 daqiiqo Maxamed Mursal Sheekh Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa bishan November 26-keeda waxaa uu wasiirka gashaandhigga jamhuuriyadda federaalka ah u magacaabay Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa…