2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo 2,400 Oo Askari Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Ah Xerada 54 aad Ee Garowe waxaa lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland, oo la sheegay ay ku biireen Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed. Ciidankaan oo tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasaaradda Haweenka Oo Hadashay Cirib-tirka Tacaddiyada Ay Haweenku la Kulmaan Kulan wacyi gelina oo looga hadlay arintan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado, waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumada Galmumudug , saraakiisha ciidan-ka, xubno ka tirsan ciidamada booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Taakuleynta Ee Qaraxii Zoobe Oo Warbixin Soo Saaray Guddiga taakuleynta ee Qaraxii Zoobe (14 October) ayaa warbixin dheer kasoo saaray waxyaabihii ay qabteen, lacagaha baxay, kuwa la hayo, caqabadaha guddiga haysto iyo arrimo kale oo isla howlaha guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso, Bari Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay Qarax Bam, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacv isugu jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ku Qabtay Hub Iyo Walxaha Qarxa Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Danab ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Baladul Amiin ee Shabellaha Hoose, waxay ku qabteen Hub iyo sidoo kale kartoono ay ku jireen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Bariire Waxaan Ku Dilnay Koox Cadaw Ah Oo Hubeysan Qoraal ay soo saareen Africom ayaa lagu sheegay in weerarkii Mareykanka iyo ciidamada Soomaalida ay ka filyeen Bariibe August 25, 2017-kii ay ku waxyeeloobeen oo keliya koox hubeysan oo aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran waxay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Hiiraan. Ciidamadan oo ka ambabaxay magaalada B/weyne ayaa howlgalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Macron Oo Sacuudiga U Gudbin-doona Magacyo Ururo Argigixiso Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inuu diyaarinayo liis ay ku qoranyihiin magacyada ururada xag-jirka ah ka dibna uu u gudbin doono boqortooyada Sacuudi Carabiya si loo joojiyo maal-gelintooda. Macron…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub Waxaa Abidjan ka socda shirka 5aad ee Madasha Iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub, shirkan oo labo maalmood ah waxaa ka qeybgalaya madaxda 55 dal oo Afrikaan ah iyo 28 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay iney jidka u…