1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mid Kamid Ah Wasiirada Cusub Ee Hirshabelle Oo Is Casilay Wasiiru dowlaha wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee maamulka Hirshabelle Ismaaciil Maxamed Culusow oo kamid ahaa xubnihii uu maanta magacaabay madaxweyne Waare ayaa is casilay. Ismaaciil oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Golaha Wasiirada Cusub Ee Maamulka Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta oo Arbaco ah magacaabay golahiisa wasiirada, waxaana ay ka kooban yihiin 57. Wasiiradan ayaa kala ah 20 wasiir, 20 ku xigeen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow Oo Gaaray Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo 13-kii August isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool, halkaasi oo markii horeba uu kasoo bilowday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Ku Dhowaaqay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada ee maamulkaasi, kuwaasi oo ka kooban 57. Xubnaha wasiiradan ayaa ka kooban 20 wasiir, 20 wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Ivory Coast Kaga Qeybgalaya Shirka Afrika Iyo Yurub Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago wadanka Ivory coast, halkaasi oo uu ka furmi doono shirka madaxda dalalka Afrika iyo Yurub.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Lamu, Kenya Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar saf ballaaran ah ay ku qaadeen gabaldhacii Taladaada (shalay) kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda Kenya. Ciidamada Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Galmudug Oo Lagu Eedeeyay Iney Jabiyeen Qodob Kamid Ah Dastuurka Maamulka Xildhibaan C/wahaab Cali Maxamuud oo ah guddoomiyaha guddiga xeer hoosaadka golaha wakiillada Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay ka maqnaanshiyaha deegaanka dhammaan mas’uuliyiinta ugu sarreysa maamulkaasi oo hadda midkoon aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay In Duqeyn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsan Daacishta Soomaaliya Dowladda Maraykanka, gaar ahaan taliska ciidamadaasi ee ku sugan Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Daacishta Soomaaliya iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Washinton: Tijaabada Gantaalka Cusub Ee Kuuriyada Waqooyi Waa Handadaad Caalami Ah Wasiirka gaashaadhigga Mareykanka James Mattis ayaa sheegay in Kuuriyada waqooyi ay tijaabisay gantaalka is kaga gudba qaaradaha,waxa uuna arrintaasi ku tilmaami handadaad ka dhan ah amniga caalamka. Wasaaradda gaashaadhigga Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Madax Furasho Ku Siidaayey Qaar Ka Mid Ah Maal-qabeenadii U Xirnaa Madaxda Sacuudiga ayaa siidaayey Amiir Mutaib bin Abdullah oo ahaa wasiirkii hore ee ilaalada qaranka Sacuudiga ka dib 3 todobaad oo uu xirnaa sida ay sheegeen mas’uuliyiin sacuudiyiin ah. Mas’uul…