1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Aqbashay Natiijada Doorashadii Dhacday 13-kii November Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii 13-kii bishan ka dhacday deegaannada Somaliland. Waxay maxkamaddu go’aamisay in doorashada madaxtooyada Somaliland ay ku guuleysteen musharraxiintii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Qatar Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Kacaya $200 Oo Milyan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Qatar ayaa maanta waxay magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen mashaariic horumarineed oo ku kacaya 200 Milyan oo doolarka Maraykanka ah. Goobta heshiiskan lagu gaarayey waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Mursal Sheekh Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre ayaa bishan November 26-keeda waxaa uu wasiirka gashaandhigga jamhuuriyadda federaalka ah u magacaabay Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta Oo Markii 2aad Madaxweynnimo Loo Dhaariyay Waxaa goordhaw markii 2aad madaxweynaha dalka Kenya loo dhaariyay Uhuru Kenyatta, arrintan ayaa dhacday xaflad ka dhacday garoonka kasaraani taasi oo ay ka soo qeyb-galeen in ka badan 10 hoggaamiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Hawlgallada Socda Wasiirka amniga maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo wareysi uu siiyay Goobjoog News ayaa wuxuu kaga hadlay ujeedka safarro uu maalmihii dambe ku bixinayay degmooyin ka kala tirsan gobollada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Soo Barakacay Shabeellaha Hoose Ayaa Soo Gaaray Kaxda, Muqdisho Qoysas hor leh oo ka soo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka shabeellada hoose oo dhawaan ay duqeymo ka dhaceen ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho. Dadkani ayaan xilligan heysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Duqeyn Kale Ka Fuliyay Puntland, Soomaaliya Ciidamada Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in ay hal qof ku dileen weerar ay ku qaadeen Daacishta ku sugan waqooyi bari ama Puntland. Kooxda Daacish oo ku cusub gudaha Soomaaliya ayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeyb-galaya Caleemo-saarka Kenyatta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan ku sugan dalka Kenya si uu uga qeyb-galo caleemo-saarka Uhuru Kenyatta oo mar kale ku guuleystay Doorashadii ku celiska aheyd ee dhawaan ka dhacday dalka kenya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Faransiiska Macron Oo Booqasho Ku Maraya Afrika Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqasho ku mari-doona qaar ka mid ah wadamada qaaradda Afrika oo ay ka mid yihiin Burkina Fasko, Ghana iyo Côte d’Ivoire sida ay sheegtay wakaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Indonesia Oo Dadka ka Daad-gureynaya Jasiiradda Baali Madaxda dalka Indonesia ayaa awood uga daad-gureynaya dadka diiday inay ka fogaadaan jasiiradda Bali taasi oo la filan karo inay ka qaraxdo foolkaanyo. Tobanaan kun oo qof oo ag deganaa…