3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro: Noocyada Kala Duwan Ee Gabood-fallada Haweenka Loo Geysto Iyo Waxa Ka Dhasha Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sharciga la marsiin-doono sarkaal lagu eedeeyay in uu kufsaday gabar 16 jir ah. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo arrintaasi ka hadlay waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Danjire Maxamed Mursal Sheekh Oo Loo Magacaabay Wasiirka Gashaandhigga Waxaa goordhaw Xildhibaan Danjire Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan loo magacaabay in uu noqdo wasiirka gashaandhigga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa horay waxaa uu November 2016-kii uga mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Godobjiraan Ee Nugaal Oo Weli Ka Kabsan Saameyntii Abaarta Guddoomiyaha cusub ee degaanka Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa ka dayriyey xaalada Abaareed ee ka jirta deegaankaasi. Guddoomiye Axmed yare oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in xaalad adag ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muqdisho Oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgeliyey Adeeg Kuu Sahlaya Inaad Wax Ku Iibsato Adiga OO Gurigaag Jooga Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay waxaa laga bilaabay adeeg si Online ah ay dadka ugu dukaameysan karaan iyaga oo guryahooda jooga. Maxamed Maxamuud Nuur Shiine, waa aas aasaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Camey “Ma Ogolaan Doonno In Tacaddi Loo Geysto Haweenka” Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay kiis isku day kufsi oo lagu eedeeyay inuu ku kici rabay askari ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kaxda Oo Sheegay Iney Wax Badan Ka Qabanayaan Amniga Dadka Ku Nool Kaamamka Ku Yaalla Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan amniga dadka ku nool kaamamka ku yaalla degmadaasi, kadib markii ay soo bateen falalka amni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Soo Magacaabista Golaha Wasiirada Ee Hirshabelle Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee soo magacaabista golahiisa wasiirada cusub. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in madaxweyne Waare uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Islaamku Ma Ogola Dad Aan Waxba Galabsan in La Xasuuqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa culimada Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay dadka ugu wacyi-geliyaan howlaha qaranka “Culamadeennu waa ku mahadsan yihiin howsha ay qabteen, in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyaan Ku Jiray Al-shabaab Oo U Cararaya Dalkooda Sida ay sheegayaan saraakiil xagga amniga ah, Kenyaan badan oo ka tirsanaa xarakada Al-shabaab ayaa u cararaya dhanka xadka Kenya kadib duqeyn ay ciidamada Mareykanka halkaasi ka fuliyeen. Kooxaha Kenyaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xariiri: Ma Aqbali Karno Go’aamada Xisbullahi Ee Ka Dhanka Ah Dalalka Walaalaha Ah Ra’iisulwasaaraha Lebanon Sacad Al Xariiri ayaa sheegay inuusan aqbali doonin go’aamada ururka Xisbullahi ee taabanaya ama saameynaya amniga dowladaha carbeed. Bayaanka uu soo saaray Xariiri ma uusan ku cadeynin dowladaha…