1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Iyo Trump Oo Ku Heshiiyey Ladagaalanka Argagixisada Madaxweynayaasha Turkiga iyo Mareykanka ayaa waxay ku heshiiyeen in lala dagaalamo dhammaan kooxaha argigixisada ah oo ay ka mid yihiin Daacish,Fatxullahi Goolan War ka soo baxay madaxtooyada Turkiga ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Burcad Badeed Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Seychelles Sida uu sheegay mas’uul u hadlay xabsi ku yaallo Seychelles, waxaa khamiistii halkaasi lagu xiray 6 ka mid ah burcad badeedda Soomaalida kuwaas oo lagu helay falal burcadnimada ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Muumina Sheekh U Ansixiyay Guddiga Dastuurka ee Madaxa Bannaan Kulanka golaha wasiirrada ee Khamiistii, waxaa lagu ansixiyay Mumina Sheikh Cumar si ay ka mid noqoto Guddiga Dastuurka ee Madaxa Bannaan. Wasiir ku xigeenka Dastuurka Xussein Cabdi Cilmi ayaa golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Mudug Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo khasaare geystay. Dagaalkan ayaa ka dhacay suuqa magaalada Gaalkacyo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti, Maxamed Cali Xumad iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah waxay soo gaareen magaalada Muqdisho, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Codsaday In La Hakiyo Ka Doodista Hindise Sharciyeedyada Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada (GIDG) ayaa qoraal kasoo baxay waxaa guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya looga codsaday inuu hakiyo anisixinta hidise sharciyeedyada ka yimaada xukuumadda federaalka ah. Qoraalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dhowaan Ay Bilaabayaan Dib Usoo Nooleynta Mashruucyadii Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey munaasabad habeenkii xalay ahaa ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayuu uga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ka Dalbaday Xukuumadda Federaalka Furitaanka Waddooyinka Xiran Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iney wax ka qabato waddooyinka Al-shabaab u xiran ee gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Qeybdiid Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Somaliland Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo doorashadii ka dhacday 13-kii bishan degaannada Somaliland. Wuxuu sheegay in reer Somaliland uu ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga Carbeed Oo Dib U furaya Dekadda Iyo Garoonka Sanca Isbaheysiga Carbeed oo uu hogaaminaayo Sacuudiga ayaa sheegay in ay furi-doonaan dekadda iyo Garoonka magaalada Sanca maanta oo khamiis ah si ay u maraan kaalmooyinka gargaar ee la gaarsiiynayo dadka…